{"id":497199,"date":"2023-09-13T11:40:11","date_gmt":"2023-09-13T08:40:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=497199"},"modified":"2023-09-13T11:40:11","modified_gmt":"2023-09-13T08:40:11","slug":"duqa-muqdisho-oo-la-kulmay-maareeyaha-hayadda-aqoonsiga-iyo-diiwaan-gelinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-la-kulmay-maareeyaha-hayadda-aqoonsiga-iyo-diiwaan-gelinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo la kulmay Maareeyaha hay\u2019adda aqoonsiga iyo diiwaan gelinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xarunta gobolka Banaadir kulan kula qaatay Maareeyahaya Hay&#8217;adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Mudane Cabdiweli Timacade.<\/p>\n<p>Ujeeddada kulanka ayaa ahayd is-xogwareysi iyo u diyaar garawga Shirwaynaha iyo daah-furka Kaarka Aqoonsiga oo16-ka bishan September ka qabsoomaya magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa sidoo kale lagaga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo wada shaqaynta Hay&#8217;adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Iyo Gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xarunta gobolka Banaadir kulan kula qaatay Maareeyahaya Hay&#8217;adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Mudane Cabdiweli Timacade. Ujeeddada kulanka ayaa ahayd is-xogwareysi iyo u diyaar garawga Shirwaynaha iyo daah-furka Kaarka Aqoonsiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":497200,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-497199","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=497199"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":497201,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/497199\/revisions\/497201"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=497199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=497199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=497199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}