{"id":496956,"date":"2023-09-10T14:10:27","date_gmt":"2023-09-10T11:10:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496956"},"modified":"2023-09-10T14:44:25","modified_gmt":"2023-09-10T11:44:25","slug":"faah-faahinta-waxaa-sii-kordhaya-khasaaraha-maleeshiyaadka-khawaarijta-lagu-gaar-siiyey-awdheegle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/faah-faahinta-waxaa-sii-kordhaya-khasaaraha-maleeshiyaadka-khawaarijta-lagu-gaar-siiyey-awdheegle\/","title":{"rendered":"waxaa sii kordhaya khasaaraha Maleeshiyaadka Khawaarijta lagu gaar siiyey Awdheegle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa khasaaraha Maleeshiyaadka Khawaarijta ku gaaray weerarkii saaka ka dhacay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Dadka ku sugan degmada Awdheegle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa u xaqiijiyey in beeraha cambaha ee ku yaala duleedka Koonfureed ee degmada ay daadsan yihiin meydadka Maleeshiyaadka Khawaarijta kuwaas oo saakay weerarka xaqdarada ah soo qaaday.<\/p>\n<p>Meydadka ay dadka deegaanka ku arkeen beeraha ayaa kor u dhaafaya 60 khawaarijta ah, waxaana qaarkood ay ku daateen keliga beeraha Cambaha, ayadoo sidoo kalena wadada tooratooroow lagu arkay meydadka Khawaarijtii Awdheegle soo weerartay.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka Khawaarijta waxaa sidoo kale laga furtay hub iyo saanad ciidan oo fara badan.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidammada iyo maamulka degmada Awdheegle ayaa ku guda jira tira koobka\u00a0 Khasaaraha rasmiga ee gaaray Khawaarijtii cashirka loogu dhigay degmadaasi.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230910_140740_080.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-496961 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230910-WA0042.jpg\" alt=\"\" width=\"1130\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230910-WA0042.jpg 1130w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230910-WA0042-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230910-WA0042-723x1024.jpg 723w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230910-WA0042-768x1087.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230910-WA0042-1085x1536.jpg 1085w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230910-WA0042-860x1218.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1130px) 100vw, 1130px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa khasaaraha Maleeshiyaadka Khawaarijta ku gaaray weerarkii saaka ka dhacay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dadka ku sugan degmada Awdheegle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa u xaqiijiyey in beeraha cambaha ee ku yaala duleedka Koonfureed ee degmada ay daadsan yihiin meydadka Maleeshiyaadka Khawaarijta kuwaas oo saakay weerarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":474512,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496956","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496956"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496963,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496956\/revisions\/496963"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}