{"id":496917,"date":"2023-09-09T20:17:39","date_gmt":"2023-09-09T17:17:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496917"},"modified":"2023-09-09T20:17:39","modified_gmt":"2023-09-09T17:17:39","slug":"guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-oo-dalka-kenya-kulamo-kula-yeeshay-madax-ka-kala-socda-uk-iyo-finland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-oo-dalka-kenya-kulamo-kula-yeeshay-madax-ka-kala-socda-uk-iyo-finland\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hey\u2019adda maareynta musiibooyinka oo dalka Kenya kulamo kula yeeshay madax ka kala socda UK iyo Finland"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Intii lagu guda jiray shirka todobaadka Cimilada Afrika ee ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waftiga Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka ee uu hoggaaminayo Guddoomiyaha hay\u2019adda Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay agaasimaha xafiiska Dawladda UK u qaabilsan Horumarinta Dibedda ee (FCDO) mudane Damon Bristow.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii lagu xoojin lahaa iskaashiga hadda jira ee dhinacyada gargaarka bini&#8217;aadannimo iyo horumarineed ee Soomaaliya iyo u diyaar garowga duufaanta El Nino oo laga cabsi qabo inay saameyso in ka badan hal milyan oo qof xilli roobaadka soo socda.<\/p>\n<p>Sidoo kale wafdiga SoDMA ayaa la kulmay safiir ku xigeenka Finland u fadhiya Soomaaliya, ahna ku simaha madaxa iskaashiga Finland. Dowladda Finland waxay ka mid tahay deeq bixiyayaasha muhiimka ah iyo dowladaha iskaashiga horumarka la leh Soomaaliya, kana taageera dhinacyada waxbarashada, caafimaadka, deeqaha bani\u2019aadannimo iyo dowlad wanaagga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Intii lagu guda jiray shirka todobaadka Cimilada Afrika ee ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waftiga Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka ee uu hoggaaminayo Guddoomiyaha hay\u2019adda Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay agaasimaha xafiiska Dawladda UK u qaabilsan Horumarinta Dibedda ee (FCDO) mudane Damon Bristow. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii lagu xoojin lahaa iskaashiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":496918,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1028],"class_list":{"0":"post-496917","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-guddoomiyaha-heyadda-maareynta-musiibooyinka-oo-dalka-kenya-kulamo-kula-yeeshay-madax-ka-kala-socda-uk-iyo-finland"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496917","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496917"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496919,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496917\/revisions\/496919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496918"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}