{"id":496796,"date":"2023-09-08T08:35:48","date_gmt":"2023-09-08T05:35:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496796"},"modified":"2023-09-08T08:35:48","modified_gmt":"2023-09-08T05:35:48","slug":"ciidamada-xoogga-oo-khawaarijta-ka-xoreeyay-deegaanka-ceel-lahelay-iyo-tuulooyin-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-oo-khawaarijta-ka-xoreeyay-deegaanka-ceel-lahelay-iyo-tuulooyin-kale\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga oo khawaarijta ka xoreeyay  Deegaanka Ceel-lahelay iyo tuulooyin kale"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo isugu jira xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka oo dhowr deegaan ku baacsaday Khawaarijta ayaa gaaray deegaanka Bulacle oo u dhow deegaanka Ceel-lahelay oo isna shalay laga xoreeyey Khawaarijta.<\/p>\n<p>Ciidankaan waxaa hoggaaminaya saraakiil ka tirsan xoogga dalka oo uu kamid ahaa Jeneraal Aadan Laba-afle iyo guddooomiyaha caasimadda Dhuusamareeb Cabdiraxmaan Geedaqorow, sidoo kale waxaa shalay ciidanka furimaha ku booqday Senator Cabdixakiin Macalin Axmed iyo guddoomiyaha gobolka Galgaduud Cilmi Cali Ganey.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa ciidankaan ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay ku jiraan howlgal saf-balaaran ah oo ka socon doona deegaanka Ceelgaras ilaa degmada Ceelbuur ee bariga gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/photo\/?fbid=798064858987800&amp;set=pcb.798065585654394&amp;__cft__%5b0%5d=AZX0qNlZ2-pPjIlQ21aa73XAjIVbzItmlcfzYqZTCoxabQ3jXhdUdkc7Pmk4Uj1CUoro6wjO9VfVfTDxNQLZM3TnetLtWRjIwXjMj4weILn2eyHQzxnFc80KDxg8lrqWtsBWwML6A0v4pUOmZywzmH2uVsjH6SrgcIvAE4GrW3B0ftqiOcRSEaqkOI1v9UPVXPo&amp;__tn__=*bH-R\">\u00a0<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo isugu jira xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka oo dhowr deegaan ku baacsaday Khawaarijta ayaa gaaray deegaanka Bulacle oo u dhow deegaanka Ceel-lahelay oo isna shalay laga xoreeyey Khawaarijta. Ciidankaan waxaa hoggaaminaya saraakiil ka tirsan xoogga dalka oo uu kamid ahaa Jeneraal Aadan Laba-afle iyo guddooomiyaha caasimadda Dhuusamareeb Cabdiraxmaan Geedaqorow, sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":496797,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496796","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496796"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496798,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496796\/revisions\/496798"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}