{"id":496695,"date":"2023-09-07T10:21:16","date_gmt":"2023-09-07T07:21:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496695"},"modified":"2023-09-07T10:33:41","modified_gmt":"2023-09-07T07:33:41","slug":"khawaarijta-oo-qarax-miino-ku-laaysay-dad-shacab-ah-deegaanka-ceel-lahelay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/khawaarijta-oo-qarax-miino-ku-laaysay-dad-shacab-ah-deegaanka-ceel-lahelay\/","title":{"rendered":"Khawaarijta oo qarax Miino ku laysay dad Shacab ah deegaanka Ceel-lahelay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Haweeney iyo labo Carruur ah ayaa ku geeryooday Qarax Miino oo maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku qariyeen guri ay ku noolaayeen oo ku yaalla nawaaxuga Deegaanka Ceel-lahelay oo shalay laga xoreeyay Khawaarijta.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ciidanka Qaranka ayaa u gurmaday qooyskaas ay dhibaatadu ka soo gaartay iyagoo goobta kasoo qaaday labo ruux oo Shacab ah kuwaas oo ku dhaawacmay Miinada Khawaarijta Al-shabaab ay ku qariyeen guriga.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Gulufka dagaalka ee ka dhanka ah maleeshiyad Khawaarijta Al- shabaab oo ay ku jabeen muddadii u socday waxaan ay ciidamada xoogga dalka ay kala wareegeen goobo badan oo ay ku dhumaaleysan jireen dadka shacabka ahna ay ku waxyeeleen jireen.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Haweeney iyo labo Carruur ah ayaa ku geeryooday Qarax Miino oo maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku qariyeen guri ay ku noolaayeen oo ku yaalla nawaaxuga Deegaanka Ceel-lahelay oo shalay laga xoreeyay Khawaarijta. Ciidanka Qaranka ayaa u gurmaday qooyskaas ay dhibaatadu ka soo gaartay iyagoo goobta kasoo qaaday labo ruux oo Shacab ah kuwaas oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":496696,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496695","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496695","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496695"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496695\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496699,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496695\/revisions\/496699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496696"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496695"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496695"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496695"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}