{"id":496680,"date":"2023-09-07T09:13:35","date_gmt":"2023-09-07T06:13:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496680"},"modified":"2023-09-07T09:16:45","modified_gmt":"2023-09-07T06:16:45","slug":"guddoomiyaha-degmada-kaxda-madaxda-galmudug-iyo-hirshabeelle-waxay-heystaan-fursad-weyn-oo-ah-in-madaxwaynihii-dalka-uu-furimaha-galka-kula-jiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-degmada-kaxda-madaxda-galmudug-iyo-hirshabeelle-waxay-heystaan-fursad-weyn-oo-ah-in-madaxwaynihii-dalka-uu-furimaha-galka-kula-jiro\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Degmada Kaxda &#8220;Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle waxay heystaan fursad weyn oo ah in Madaxwaynihii dalka uu furimaha dagaalka kula jiro&#8221;."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Degmada Kaxda\u00a0 ee Gobolka Banaadir oo ka qayb galayay Barnaamijka Raad-raac oo ka baxa Telefishinka Qaranka C\/laahi Sheekh ayaa sheegay in Khawaarijta ay deegaannadda ay ku sugan yihiin ka xanibeen in dadka ay helan Caafimaadka,waxbarshada oo ay ugu horeyso dugsiyada lagu barto Qur&#8217;anka kariimka ah.<\/p>\n<p>&#8221;Baabi&#8217;inta goobah dadka Soomaaliyeed ay dagan yihiin maah mid diin ku salaysan,nabigeena <em>naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato<\/em>\u00a0 <em>salalaahu calayhi wasalam waligees magaalo ma baabi&#8217;in xata jiif caaqilkeeda ma dilin,<\/em><em>ka jooga ayuu dhihii jiray waan uga digi jiray dadka,<\/em><em>waan la garanaya qofka wax dhisaha,<\/em><\/p>\n<p><em>Hadii ay wax noo dhisayaan Khawaarijta <\/em>Al-shabaab oo ay dad wanaagsan yihiin\u00a0muddo 15-sanno ah deegaannaddii ay haysteen kama ay joojiyeen dugsiyada lagu barto Qur&#8217;anka,goobihii Caafiimaadka noloshii cadiga ahayd ee dadka ay ku noolayeen oo gaajo uma dileen dadka ku sugan goobah ay joogaan,<em>Nabigeena Muxammed<\/em> <em>salalaahu calayhi wasalam diintiisi hadii ay wadaan waa ku dhaqmi lahaayeen waana diin nabad galyo diinta islaamku,<\/em>Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle waxay heystaan fursad weyn oo ah in Madaxwaynihii dalka uu furimaha dagaalka kula jiro&#8221;.<\/p>\n<div class=\"xjkvuk6 xuyqlj2 x1odjw0f\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x1gslohp\">\n<div class=\"x1i10hfl xjbqb8w x6umtig x1b1mbwd xaqea5y xav7gou x9f619 x1ypdohk xt0psk2 xe8uvvx xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x16tdsg8 x1hl2dhg xggy1nq x1a2a7pz xt0b8zv xzsf02u x1s688f\" tabindex=\"0\" role=\"button\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Degmada Kaxda\u00a0 ee Gobolka Banaadir oo ka qayb galayay Barnaamijka Raad-raac oo ka baxa Telefishinka Qaranka C\/laahi Sheekh ayaa sheegay in Khawaarijta ay deegaannadda ay ku sugan yihiin ka xanibeen in dadka ay helan Caafimaadka,waxbarshada oo ay ugu horeyso dugsiyada lagu barto Qur&#8217;anka kariimka ah. &#8221;Baabi&#8217;inta goobah dadka Soomaaliyeed ay dagan yihiin maah mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":496681,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496680","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496680","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496680"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496680\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496686,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496680\/revisions\/496686"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496681"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496680"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496680"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496680"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}