{"id":496669,"date":"2023-09-06T19:50:25","date_gmt":"2023-09-06T16:50:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496669"},"modified":"2023-09-06T19:50:25","modified_gmt":"2023-09-06T16:50:25","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-la-kulmay-agaasimaha-guud-ee-sanduuqa-horumarinta-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-la-kulmay-agaasimaha-guud-ee-sanduuqa-horumarinta-qatar\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo la kulmay agaasimaha guud ee sanduuqa horumarinta Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Dooxa (SONNA): Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Sanduuqa horumarinta Qatar, Khalifa bin Jassem Al-Kuwari, oo ay ka wada hadleen dardar galinta mashaariicda horumarineed ee ay dowladda Qatar ay ku taageerto Soomaaliya.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa Ra\u2019iisul wasaaraha la wadaagay sida uu Sanduuqu uga go\u2019an tahay kordhinta mashaariicda horumarineed ee ay ka wadaan guud ahaa Soomaaliya, iyadoo la waafajinayo barnaamijyadda hortabinta u leh Xukuumadda #DanQaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dooxa (SONNA): Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Sanduuqa horumarinta Qatar, Khalifa bin Jassem Al-Kuwari, oo ay ka wada hadleen dardar galinta mashaariicda horumarineed ee ay dowladda Qatar ay ku taageerto Soomaaliya. Agaasimaha ayaa Ra\u2019iisul wasaaraha la wadaagay sida uu Sanduuqu uga go\u2019an [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":496670,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496669","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496669"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496671,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496669\/revisions\/496671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}