{"id":496665,"date":"2023-09-06T15:26:24","date_gmt":"2023-09-06T12:26:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496665"},"modified":"2023-09-06T15:26:27","modified_gmt":"2023-09-06T12:26:27","slug":"ciidanka-xoogga-iyo-kuwa-deegaanka-oo-howlgallo-ka-sameeyay-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-iyo-kuwa-deegaanka-oo-howlgallo-ka-sameeyay-galgaduud\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka oo howlgallo ka sameeyay Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka kuwa Daraawiishta iyo Ciidanka difaaca Shacabka oo hawlgallo sifayn ah ka wada gobalka Galgaduud ayaa kooxda Khawaarijta ka saaray dhul Balaaran oo u dhexeeya waddada xiriirisa degmooyinka Ceel-buur iyo Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Goobaha laga saaray Khawaarijtu waxaa ka mid ah degaanka istaraatiijiga ah ee Ceel-lahelay, laba -dulle,dhaban-dhul kuhays iyo dhul ballaaran oo ah hawdka ay ku dhuumanaysata Khawaarijta.<\/p>\n<p>Guulaha isdabajoogga ah ee Ciidanka Qaranka iyo Ciidanka difaaca Shacabka ayaa ka dhashay iskaashiga Qaran ee uu hoggaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ku sugan aagagga dagaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka kuwa Daraawiishta iyo Ciidanka difaaca Shacabka oo hawlgallo sifayn ah ka wada gobalka Galgaduud ayaa kooxda Khawaarijta ka saaray dhul Balaaran oo u dhexeeya waddada xiriirisa degmooyinka Ceel-buur iyo Dhuusamareeb. Goobaha laga saaray Khawaarijtu waxaa ka mid ah degaanka istaraatiijiga ah ee Ceel-lahelay, laba -dulle,dhaban-dhul kuhays iyo dhul ballaaran oo ah hawdka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":496666,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496665","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496665","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496665"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496667,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496665\/revisions\/496667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}