{"id":496642,"date":"2023-09-06T13:25:35","date_gmt":"2023-09-06T10:25:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496642"},"modified":"2023-09-06T13:32:54","modified_gmt":"2023-09-06T10:32:54","slug":"warbixinta-toddobaadlaha-ee-dowladda-federaalka-soomaaliya-14","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/warbixinta-toddobaadlaha-ee-dowladda-federaalka-soomaaliya-14\/","title":{"rendered":"Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay madal (Twitter space) ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka Khawaarijta.<\/p>\n<p>2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kormeer ku tagay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kulamana la yeeshay odayaasha dhaqanka, shacabka iyo ciidamada.<\/p>\n<p>3- Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa daah furay tartan uugaaneedka HIRGELI HIBADAADA oo si gaar ah loogu baratamayo suugaanta ka dhanka Khawaarijta.<\/p>\n<p>4- Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo hawlaha shaqo ee socda ku tegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Muqdisho.<\/p>\n<p>5- Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo booqanaya Qatar ayaa kulamo la yeeshay madaxda dalkaasi.<\/p>\n<p>6- Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo ka qeyb galay dibad-bax lagu taageerayo Ciidanka Qaranka ee dagaalka kula jira Khawaariijta ayaa\u00a0 shacabka uga mahad celiyay garab istaagga joogtada ah ee ciidanka qaranka.<\/p>\n<p>7- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa guddoomiyay kulan lagu dardargelinayo sare u qaadida dakhliga gudaha.<\/p>\n<p>8- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo maxkamadda Gobolka Banaadir u gudbiyay dacwada 7 sargaal oo ka tirsan hay\u2019adha\u00a0 dowladda oo ku eedaysan musuqmaasuq.<\/p>\n<p>9- Hawlgal milateri oo\u00a0 ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug ayaa lagu dilay in ka badan 167 maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta.<\/p>\n<p>10- Ciidamada Qalabka Sida ayaa ilaa iyo afartan ka mid ah Khawaarijta ku dilay degaannada Xiin Tubaal iyo Ceel Cali Wayd oo ka tirsan Gobolka Galguduud.<\/p>\n<p>11- Ciidamada Qalabka Sida iyo saaxiibada Caalamka oo ilaa 20 ka mid ah Khawaarijta ku dilay degmada Kuntuwaaray ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>12- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo\u00a0 ayaa kormeeray Ciidanka Daraawiishta Booliska ee ku sugan Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>13- Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa fashiliyey qarax gaari oo kooxda Khawaarijtu rabeen in ay ku haligaan shacabka ku nool Gobolka Banaadir, waxaana ay gacanta ku dhigeen laba dhagar qabe oo saarnaa gaarigii qaraxa waday.<\/p>\n<p>14-\u00a0 Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi oo kormeeray xarumaha loogu adeego bulshada ee Degmada Xarar Dheere.<\/p>\n<p>15-\u00a0 Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo dadka caasimadda ugu baaqay in ay si buuxda u taageeraan hawlgalka ciribtirka Khawaarijta.<\/p>\n<p>16-\u00a0 Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa taageeray dagaalka ka dhanka ah Al Shabab ee dalka ka socda.<\/p>\n<p>17- Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku baaqay in la garab istaago ciidamada qaranka ee ku jira howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta.<\/p>\n<p>18- Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo warbaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la garab istaago ciidanka qaranka ee dagaalka kula jira Khawaarijta.<\/p>\n<p>19- Guddoomihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in aan xilligaan aysan wanaagsaneyn in siyaasada laga dhex raadiyo dagaalka Khawaarijta looga ciriibtirayo dalka.<\/p>\n<p>20- Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenkii hore Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku baaqay in lala shaqayno ciidamada iyo madaxda dalka ee ku howlan ciribtirka Khawaarijta.<\/p>\n<p>21-\u00a0 Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyay geerida abwaan\/fannaan Axmed Naaji Sacad.<\/p>\n<p>22-\u00a0 Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed oo qaabilay xubno ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Norway.<\/p>\n<p>23- Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo kaashanaysa dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa tababar ku saabsan doorka gabdhaha\u00a0 ee maamulka warbaahinta\u00a0\u00a0 ku qabatay magaalada Jowhar .\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-496649 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/W1.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/W1.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/W1-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/W1-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/W1-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/W1-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/W1-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-496648 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w2.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w2.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w2-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w2-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w2-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w2-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w2-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-496647 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w3.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w3.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w3-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w3-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w3-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w3-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w3-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-496646 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w4.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w4.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w4-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w4-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w4-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w4-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w4-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-496645 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w5.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w5.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w5-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w5-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w5-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w5-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w5-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-496644 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w6.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w6.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w6-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w6-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w6-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w6-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/w6-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay madal (Twitter space) ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka Khawaarijta. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kormeer ku tagay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kulamana la yeeshay odayaasha dhaqanka, shacabka iyo ciidamada. 3- Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa daah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":491751,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496642","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496642"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496651,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496642\/revisions\/496651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491751"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}