{"id":496619,"date":"2023-09-06T12:07:21","date_gmt":"2023-09-06T09:07:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496619"},"modified":"2023-09-06T12:07:21","modified_gmt":"2023-09-06T09:07:21","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-siyaasiyiinta-iyo-wax-garadka-maxaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-siyaasiyiinta-iyo-wax-garadka-maxaas\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay siyaasiyiinta iyo wax garadka Maxaas"},"content":{"rendered":"<p>Maxaas-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka deegaankaas, iyagoo isku afgartay in loo midoobo dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo bulshada gobolka Hiiraan ku bogaadiyay doorkooda wanaagsan ee la dagaalanka Khawaarijta ayaa tilmaamay in Soomaaliya leedahay hal cadow oo caqabad ku ah jiritaanka iyo horumarinta dalka, loona baahanyahay in laga gudbo kala aragti-duwanaashaha wiiqaysa midnimada ummadda si guulo macno leh looga gaaro halganka dib u xoreynta dalka.<\/p>\n<p>Dhankooda, siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee Madaxweynaha la kulmay ayaa soo soo jeediyay talooyin iyo aragtiyo ku aaddan dagaalka Khawaarijta, iyaga oo ballan qaaday in ay qaadan doonaan doorkooda halganka dalka lagu xoreynayo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-496622 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan1-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-496621 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Kulan2-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-496620 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/kulan3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/kulan3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/kulan3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/kulan3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/kulan3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/kulan3-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxaas-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka deegaankaas, iyagoo isku afgartay in loo midoobo dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo bulshada gobolka Hiiraan ku bogaadiyay doorkooda wanaagsan ee la dagaalanka Khawaarijta ayaa tilmaamay in Soomaaliya leedahay hal cadow oo caqabad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":496622,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496619","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496619","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496619"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496623,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496619\/revisions\/496623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496622"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}