{"id":496588,"date":"2023-09-06T10:41:46","date_gmt":"2023-09-06T07:41:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496588"},"modified":"2023-09-06T12:50:43","modified_gmt":"2023-09-06T09:50:43","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-sheegay-in-saraakiil-ciidan-la-xiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-sheegay-in-saraakiil-ciidan-la-xiray\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in saraakiil ciidan la xiray"},"content":{"rendered":"<p>Maxaas-(SONNA)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in saraakiil ciidan xabsiga loo taxaabay, lana horgeyn doono maxkamadda ciidamada qalabka sida, si loogu qaado dambiyada loo haysto.<\/p>\n<p>\u201cSaacaddaas aan idinla hadlaya niman saraakiil ah ayaa xirxiran, dambi ay galeen ayaan loo xiray, qaanuunka millateriga iyo dishibiliinka waxa uu ka qabo ayaana la marsiinayaa, maxkamadda millateriga waxay siiso ayay yeelanayaan\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan kula dardaarmayay cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka ee ku wajahan furimaha dagaalka ayaa intaa ku daray in sharciga wuxuu ka qabo marsiin doono saraakiisha la tuhmayo cidii dambi lagu waayahana la sii deyn doono.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo si gaar ah ula dardaarmay saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in ay askarta caadiga ah ka dembi culus yihiin, inta badanna ay dhibaatada ka timaaddo amarro qaldan oo uu taliyuhu bixiyay.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay madaxweynuhu in mas\u2019uuliyad wadareed ay saaran tahay dhammaan saraakiisha iyo mas\u2019uuliyiinta kale ee dalka balse loo kala sarreeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxaas-(SONNA)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in saraakiil ciidan xabsiga loo taxaabay, lana horgeyn doono maxkamadda ciidamada qalabka sida, si loogu qaado dambiyada loo haysto. \u201cSaacaddaas aan idinla hadlaya niman saraakiil ah ayaa xirxiran, dambi ay galeen ayaan loo xiray, qaanuunka millateriga iyo dishibiliinka waxa uu ka qabo ayaana la marsiinayaa, maxkamadda millateriga waxay siiso ayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":496591,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496588","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496588"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496631,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496588\/revisions\/496631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}