{"id":496430,"date":"2023-09-04T12:02:45","date_gmt":"2023-09-04T09:02:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496430"},"modified":"2023-09-04T13:22:32","modified_gmt":"2023-09-04T10:22:32","slug":"guddoomiye-jawaari-siyaasad-tii-laga-raadinayay-ma-ahan-dagaalka-khawaarijtatan-waa-tii-masuuliyadda-la-wada-qaadanaayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-jawaari-siyaasad-tii-laga-raadinayay-ma-ahan-dagaalka-khawaarijtatan-waa-tii-masuuliyadda-la-wada-qaadanaayay\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Jawaari : Siyaasad tii laga raadinayay ma ahan Dagaalka khawaarijta,tan waa tii mas\u2019uuliyadda la wada qaadanaayay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo la hadlay warbaahinta ayaa ku baaqay in la taageero ciidanka Qaranka ee howlgalka kula jira khawaarijta<\/p>\n<p>Mudane Jawaari ayaa sheegay in Soomaaliya ay leedahay labada cadow oo ku kala sheegay shisheeye iyo cadow gudaha ah oo Soomaalida ka dhex shaqeynayo, muhiimna ay tahay in ummadda soomaaliyeed ay ku baraarugaan.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya maanta waxa ay leedahay laba cadow oo kala ah cadow shisheeye oo noo tashtay, cadowga kalena waa kan gudaha, aadbaan uga xumahay in labada dhinac ee dagaalamaayo ay yihiin Soomaali\u201d ayuu yiri Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale Guddoomiyihii hore Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), ka digay\u00a0 in la siyaasadeeyo dagaalka ka dhanka ah khawaarijta,wuxuuna xusay in qof walba uu waajib ku yahay,madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh ayuu ku bogaadiyay sid ay uga go\u2019antahay ciribtirka khawaarijta muddada dheer dhibaatada ku hayay Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cSiyaasad tii lagu raadinaayay ma\u2019aha tan waa tii mas\u2019uuliyadda la wada qaadanaayay\u201d ayuu mar kale yiri \u201cJawaari\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo la hadlay warbaahinta ayaa ku baaqay in la taageero ciidanka Qaranka ee howlgalka kula jira khawaarijta Mudane Jawaari ayaa sheegay in Soomaaliya ay leedahay labada cadow oo ku kala sheegay shisheeye iyo cadow gudaha ah oo Soomaalida ka dhex shaqeynayo, muhiimna ay tahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":496431,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496430","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496430"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496446,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496430\/revisions\/496446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}