{"id":496394,"date":"2023-09-03T17:41:57","date_gmt":"2023-09-03T14:41:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496394"},"modified":"2023-09-03T17:41:57","modified_gmt":"2023-09-03T14:41:57","slug":"ciidamadda-qalabka-sida-oo-burburiyay-saldhiggii-khawaarijta-ee-koonfur-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamadda-qalabka-sida-oo-burburiyay-saldhiggii-khawaarijta-ee-koonfur-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidamadda Qalabka sida oo burburiyay saldhiggii khawaarijta ee Koonfur Gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Xarardheere-(SONNA)-Hawlgal milateri oo shalay ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Hawlgakaan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ee taageera dowladda iyo xoogagga shacabka ayaa lagu beegsaday xaruntaasi ay\u00a0 Khawaarijtu ku lahayd duleedka Dumaaye halkaas oo ahayd mawlaca ay Khawaarijtu horray uga dhacday culumada deegaanka, una badashay xero ay ku tababaraan maleeshiyaadkooda, ku diyaariyaan qaraxyada, hoyna u ahayd horjoogeyaasha maleeshiyaadka Khawaarijta ah.<\/p>\n<p>Marka uu dhacayay hawlgalku waxaa goobtaas ku faylsanaa maleeshiyaad gaaraya saddex boqol,\u00a0 waxaana hadallo marin habaabin ah u jeedinayay horjoogeyaal iyo kuwa diinta sida qaldan u fasira ee ay ugu yeeraan daaciyaal,<\/p>\n<p>Hawlgalka oo u dhacay sidii loo qorsheeyay waxaa ku geeryooday 167 ka tirsan Khawaarijtii goobta taagnaa oo ay ku jiraan sadex horjooge, waxaa sidoo kale dhaawacmay 87 kale kuwaas oo dhaawacyadoodu u badan yihiin kuwa aad u liita.<\/p>\n<p>Hawlgalka ayaa sidoo kale lagu burburiyay afar gaari oo ay ku jiraan labo\u00a0 nuuca loo yaqaano BG kuwaas oo ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa , isla markaana sababay in uu sii bato qasaaraha Khawaarijtu. Waxaa halkaas ka dhashay dab wayn oo keenay in Khawaarijtii banaanka joogtay ay u gurman waayaan kuwa ku halaagsamay xerada.<\/p>\n<p>Dawladdu waxa ay cambaaraynaysaa in Khawaarijta oo ka aar gudanaya hawlgalkaas ay laayeen dad shacab\u00a0 ah oo u afduubnaa kuwaas oo gaaraya shab qof, taas oo muujinaysa falalkooda ka baxsan Diinta Islaamka.<\/p>\n<p>Dawladdu waxa ay\u00a0 u mahad celinaysaa shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamiga ah ee gacanta ka gaystay hawlgalkaan guulaystay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496395\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/War-Saxaafadeed.jpg\" alt=\"\" width=\"913\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/War-Saxaafadeed.jpg 913w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/War-Saxaafadeed-214x300.jpg 214w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/War-Saxaafadeed-730x1024.jpg 730w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/War-Saxaafadeed-768x1077.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/War-Saxaafadeed-860x1206.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 913px) 100vw, 913px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarardheere-(SONNA)-Hawlgal milateri oo shalay ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug. Hawlgakaan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ee taageera dowladda iyo xoogagga shacabka ayaa lagu beegsaday xaruntaasi ay\u00a0 Khawaarijtu ku lahayd duleedka Dumaaye halkaas oo ahayd mawlaca ay Khawaarijtu horray uga dhacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":496396,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1021],"class_list":{"0":"post-496394","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-ciidamadda-qalabka-sida-oo-burburiyay-saldhiggii-khawaarijta-ee-koonfur-gobolka-mudug"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496394"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496397,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496394\/revisions\/496397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}