{"id":496313,"date":"2023-09-02T17:28:17","date_gmt":"2023-09-02T14:28:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496313"},"modified":"2023-09-02T17:28:17","modified_gmt":"2023-09-02T14:28:17","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-xarardheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-xarardheere\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha gudaha XFS oo kormeeray xarumaha loogu adeego bulshadda ee degmada Xarardheere"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi oo uu wehliyo mudane Cabdiraxmaan Cagaweyne oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee BF iyo\u00a0 maamulka degmada Xarardheere ayaa maanta kormeeray goobo badan oo loogu adeego bulshada sida Isbitaalka, iskuulka,\u00a0 saldhigga degmada iyo meelo kale.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Mas\u2019uuliyiinta la socotay ayaa waxaa ay u kuurgaleen xaaladda goobahaasi, iyaga oo dhageystay qaabka shaqo, baahiyada adeeg ee jirta iyo sida wax looga qaban karo.<\/p>\n<p>Dhammaan goobaha la booqday waxaa ka muuqatay dib u howlgelin iyo dayactir lagu sameeyay kadib markii degmada laga saaray kooxda khawaarijta ah, waxaase u dhimman qalabeyn, tayeyn iyo arrimo badan.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya oo la hadlay maamullada kala duwan ee goobaha uu booqday ayaa ku bogaadiyay shaqada adag ee ay degmada u hayaan, haddii ay ahaan lahayd dabiibidda bukaanno meelo fog laga keenay, caruur xilli adag wax baraneyso iyo saldhig degmada oo wax badan ka tari doona amniga.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Mudane Axmed Macalin Fiqi, wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta waxaa\u00a0 ballanqaaday in ka dowlad ahaan ay gacan weyn ka geysan doonaan horumarinta goobaha adeegga bulshada, hortabinna ay u tahay xukuumadda Dan Qaran iyo barnamaijyadeeda Xasillinta sidii loo dabooli lahaa baahiyada deegaannada la xoreeyay iyo kuwa la xoreynayo.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa booqasho shaqo ku jooga Galmudug, isaga oo abaabul ka dhan Khawaarijta ka wada deegaannada kala duwan ee Galgaduud iyo Mudug,<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496314\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-1-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-1-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496315\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-2-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-2-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496316\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-3.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-3-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-3-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496317\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-4.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-4-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-4-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496318\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-5.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-5.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-5-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-5-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-5-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-5-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-5-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496319\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-6.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-6.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-6-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-6-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-6-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-6-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-6-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496320\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-7.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-7.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-7-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-7-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-7-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-7-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-7-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496321\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-8.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-8.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-8-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-8-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-8-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-8-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-8-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-8-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-8-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496322\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-9.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-9.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-9-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-9-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-9-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-9-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-9-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-9-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-9-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-9-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496323\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-10.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-10.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-10-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-10-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-10-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-10-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-10-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-10-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-10-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-10-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496324\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-11.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-11.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-11-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-11-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-11-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-11-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-11-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-11-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-11-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-11-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496325\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-12.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-12.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-12-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-12-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-12-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-12-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-12-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-12-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-12-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-12-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496326\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-13.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-13.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-13-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-13-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-13-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-13-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-13-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-13-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-13-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-13-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496327\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-14.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-14.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-14-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-14-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-14-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-14-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-14-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-14-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-14-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-14-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496328\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-15.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-15.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-15-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-15-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-15-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-15-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-15-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-15-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-15-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-15-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496329\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-16.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-16.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-16-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-16-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-16-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-16-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-16-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-16-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-16-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-16-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496330\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-17.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-17.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-17-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-17-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-17-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-17-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-17-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-17-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-17-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-17-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496331\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-18.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-18.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-18-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-18-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-18-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-18-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-18-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-18-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-18-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-18-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496332\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-19.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-19.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-19-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-19-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-19-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-19-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-19-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-19-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-19-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-19-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496333\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-20.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-20.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-20-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-20-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-20-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-20-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-20-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-20-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-20-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-20-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496334\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-21.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-21.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-21-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-21-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-21-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-21-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-21-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-21-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-21-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-21-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496335\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-22.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-22.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-22-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-22-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-22-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-22-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-22-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-22-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-22-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Wasiirka-Arrimaha-gudaha-XFS-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-Xarardheere-22-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi oo uu wehliyo mudane Cabdiraxmaan Cagaweyne oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee BF iyo\u00a0 maamulka degmada Xarardheere ayaa maanta kormeeray goobo badan oo loogu adeego bulshada sida Isbitaalka, iskuulka,\u00a0 saldhigga degmada iyo meelo kale. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Mas\u2019uuliyiinta la socotay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":496322,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1019],"class_list":{"0":"post-496313","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-kormeeray-xarumaha-loogu-adeego-bulshadda-ee-degmada-xarardheere"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496313","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496313"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496336,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496313\/revisions\/496336"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}