{"id":496268,"date":"2023-09-02T14:03:29","date_gmt":"2023-09-02T11:03:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496268"},"modified":"2023-09-02T14:03:29","modified_gmt":"2023-09-02T11:03:29","slug":"lix-iyo-toban-ruux-oo-ku-dhintay-dalka-ciraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/lix-iyo-toban-ruux-oo-ku-dhintay-dalka-ciraaq\/","title":{"rendered":"Lix iyo toban ruux oo ku dhintay Dalka Ciraaq"},"content":{"rendered":"<p>Shil baabuur oo ka dhacay waqooyiga Ciraaq ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 16 qof oo u badan Shiicada Iiraan,iyadoo malaayiin qof ay isugu soo baxeen magaalada Karbala oo ay ka socdaan kulan diimeed.<\/p>\n<p>Shilkaan oo ka dhacay inta u dhaxaysa magaalooyinka Dujail iyo Samarra ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay ugu yaraan 13 qof, sida ay maanta ku warrantay wakaaladda wararka ee dawladda ee INA.<\/p>\n<p>Laba bas oo yaryar ayaa isku dhacay wax yar ka hor saqdii dhexe ee xalay, sida uu wakaalada wararka ee AFP u sheegay sarkaal ka tirsan caafimaadka Salaheddine oo diiday in magaciisa la shaaciyo.<\/p>\n<p>Sanadkaan 2.6 milyan oo ruux oo badankoodu u dhashay Iran ayaa gaaray Ciraaq tan iyo markii uu bilaabmay kulan diimeedkaasi oo loo yaqaan <a href=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/gallery\/2022\/9\/17\/millions-of-shia-pilgrims-mark-arbaeen\">Arbaeen<\/a>, sida lagu sheegay tirokoob ay soo saartay Jimcihii wasaaradda arrimaha gudaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shil baabuur oo ka dhacay waqooyiga Ciraaq ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 16 qof oo u badan Shiicada Iiraan,iyadoo malaayiin qof ay isugu soo baxeen magaalada Karbala oo ay ka socdaan kulan diimeed. Shilkaan oo ka dhacay inta u dhaxaysa magaalooyinka Dujail iyo Samarra ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay ugu yaraan 13 qof, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":496269,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496268","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496268"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496270,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496268\/revisions\/496270"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}