{"id":496262,"date":"2023-09-02T13:16:41","date_gmt":"2023-09-02T10:16:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496262"},"modified":"2023-09-02T13:19:39","modified_gmt":"2023-09-02T10:19:39","slug":"ciidanka-booliiska-oo-gacanta-ku-dhigay-laba-dhagarqabe-oo-watay-baabuur-qarax-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-booliiska-oo-gacanta-ku-dhigay-laba-dhagarqabe-oo-watay-baabuur-qarax-sida\/","title":{"rendered":"Ciidanka Booliiska oo gacanta ku dhigay laba dhagarqabe oo watay Baabuur qarax sida"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa fashiliyey Qarax Gaari oo kooxda Khawaarijtu rabeen in ay ku haligaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Banaadir,sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ciidanka saldhig Booliiska Degmadda Dayniile ayaa qabtay Gaariga qaraxa siday oo mareyey goob xaafaddo dhexdood ah kaas oo dhalisay shaki laga qaaday Gaariga,abaaro 10:30-kii Aroornimo ayaa la qabtay Gaarigan oo Khawaarijtu ka soo Buuxisay walxaha qarxa.<\/p>\n<p>Waxa sidoo kale la qabtay laba Dhagarqabe oo waday Gaarigan,iyadoo dhagarqabayaasha ay hadda gacanta ku hayaan Haya&#8217;addaha Amnigu.<\/p>\n<p>Haya&#8217;addaha Amniga iyo Shacabka Soomaaliyeed ayaa isu kaashaday sidii goobkasta loogu beegsan lahaa dhagarqabayaasha Khawaarijta loona fashilin lahaa dhagartooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa fashiliyey Qarax Gaari oo kooxda Khawaarijtu rabeen in ay ku haligaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Banaadir,sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Ciidanka saldhig Booliiska Degmadda Dayniile ayaa qabtay Gaariga qaraxa siday oo mareyey goob xaafaddo dhexdood ah kaas oo dhalisay shaki laga qaaday Gaariga,abaaro 10:30-kii Aroornimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":496265,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496262","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496264,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496262\/revisions\/496264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496265"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}