{"id":496252,"date":"2023-09-02T11:24:20","date_gmt":"2023-09-02T08:24:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496252"},"modified":"2023-09-02T13:21:54","modified_gmt":"2023-09-02T10:21:54","slug":"hawlgal-qorshaysan-oo-lagu-dilay-20-khawaarij-ah-deegaanka-towfiiq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hawlgal-qorshaysan-oo-lagu-dilay-20-khawaarij-ah-deegaanka-towfiiq\/","title":{"rendered":"Hawlgal qorshaysan oo lagu dilay 20 Khawaarij ah Deegaanka Towfiiq"},"content":{"rendered":"<p>Kuntuwaaray(SONNA):-In ka badan 20 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Towfiiq ee hoostaga degmada Kuntuwaaray ee gobalka Shabeellaha Hoose, kaas oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa lagu laayay horjoogayaal iyo maleeshiyaad khawaarij ah oo ku sugnaa guri ku yaala deegaankaan.<\/p>\n<p>Sida madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud horay u sheegay waa bartilmaammeed meel kasta oo ay khawaarijta joogaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kuntuwaaray(SONNA):-In ka badan 20 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Towfiiq ee hoostaga degmada Kuntuwaaray ee gobalka Shabeellaha Hoose, kaas oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka. Howlgalkaan ayaa lagu laayay horjoogayaal iyo maleeshiyaad khawaarij ah oo ku sugnaa guri ku yaala deegaankaan. Sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":496253,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496252","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496252"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496266,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496252\/revisions\/496266"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496253"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}