{"id":496226,"date":"2023-09-01T22:18:38","date_gmt":"2023-09-01T19:18:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496226"},"modified":"2023-09-01T22:20:51","modified_gmt":"2023-09-01T19:20:51","slug":"ciidanka-qalabka-sida-oo-30-khawaarij-ah-ku-dilay-degmada-qoryoolay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-qalabka-sida-oo-30-khawaarij-ah-ku-dilay-degmada-qoryoolay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Qalabka Sida oo 30 Khawaarij ah ku Dilay Degmada Qoryoolay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga oo ka dhacay degmada Qoryoolay ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa ka danbeeyay ka dib markii Khawaarijta ay isku dayeen inay weerar ku qaadaan degmadaan Qoryoolay.<\/p>\n<p>Ciidanka qaranka iyo saaxiibada caalamka ayaa burburiyay gaadiid qaraxyo ay ku soo xireen Khawaarijta oo ay doonayeen inay ku dhibaateeyaan bulshada.<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda ayaa wali ku sii raad jooga firxadka Khawaarijta intii baxsatay, waxaana meelaha qaar daadsan meydadka Khawaarijta.<\/p>\n<p>Ciidanka Qaranka Saaxiibada Caalamka iyo Shacabka Soomaaliyeed waxaa ka go\u2019an ciribtirka Khawaarijta duulaanka ku ah dadkeena, dalkeena iyo diinteena .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-496228\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230901-WA0049-214x300.jpg\" alt=\"\" width=\"214\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230901-WA0049-214x300.jpg 214w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230901-WA0049-730x1024.jpg 730w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230901-WA0049-768x1077.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG-20230901-WA0049.jpg 770w\" sizes=\"auto, (max-width: 214px) 100vw, 214px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga oo ka dhacay degmada Qoryoolay ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa ka danbeeyay ka dib markii Khawaarijta ay isku dayeen inay weerar ku qaadaan degmadaan Qoryoolay. Ciidanka qaranka iyo saaxiibada caalamka ayaa burburiyay gaadiid qaraxyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":437076,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496226","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496226"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496226\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496229,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496226\/revisions\/496229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437076"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}