{"id":496192,"date":"2023-09-01T11:19:53","date_gmt":"2023-09-01T08:19:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496192"},"modified":"2023-09-01T11:45:54","modified_gmt":"2023-09-01T08:45:54","slug":"xubno-ka-socotay-2-da-gole-oo-xarigga-ka-jaray-qeyb-waxbarasho-oo-laga-hirgaliyay-wisil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubno-ka-socotay-2-da-gole-oo-xarigga-ka-jaray-qeyb-waxbarasho-oo-laga-hirgaliyay-wisil\/","title":{"rendered":"Xubno ka socotay 2-da Gole oo xarigga ka jaray qeyb waxbarasho oo laga hirgaliyay Wisil"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka XFS Axmed Xasan \u00a0iyo xildhibaan C\/salaam Xaaji Dhabannacad ayaa xarigga ka jaray qeyb waxbarasho oo lagu kordhiyay Magaalada Wisil ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Xafladdii xarig jarka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Senator Duniya , xubno kale oo ka socday maamulka magaaladaasi iyo ururada bulshada.<\/p>\n<p>Isu duwaha caafimaadka Galmudugh Maxamed Macalin iyo Guddoomiyaha deegaanka Wisil Cali Xasan ayaa ka mahadceliyay dadaalka lagu dhisay dugsigaasi oo uu lahaa xildhibaan Dhabannacad.<\/p>\n<p>Dhismaha qeybtaan cusub oo ah dugsi sare,waxaa laga hirgaliyay agagaarka dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Magaalada Wisil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka XFS Axmed Xasan \u00a0iyo xildhibaan C\/salaam Xaaji Dhabannacad ayaa xarigga ka jaray qeyb waxbarasho oo lagu kordhiyay Magaalada Wisil ee gobolka Mudug. Xafladdii xarig jarka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Senator Duniya , xubno kale oo ka socday maamulka magaaladaasi iyo ururada bulshada. Isu duwaha caafimaadka Galmudugh Maxamed Macalin iyo Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":496193,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496192","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496192","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496192"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496198,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496192\/revisions\/496198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}