{"id":496182,"date":"2023-09-01T09:54:33","date_gmt":"2023-09-01T06:54:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496182"},"modified":"2023-09-01T09:54:33","modified_gmt":"2023-09-01T06:54:33","slug":"r-wasaarihii-hore-ee-dalka-oo-ku-baaqay-in-la-garab-istaago-ciidanka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaarihii-hore-ee-dalka-oo-ku-baaqay-in-la-garab-istaago-ciidanka-qaranka\/","title":{"rendered":"R\/wasaarihii hore ee dalka oo ku baaqay in la garab istaago ciidanka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo warbaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la garab istaago ciidanka Qaranka ee dagaalka kula jira Khawaarijta.<\/p>\n<p>\u201dhoray dalku uma socon karo haddii aan la soo afjarin khawaarijta,sidaa daraadeed waxaa lagama maarmaan ah in shacabka ay sii wadaan taageerada ku aadan dagaalka looga horjeedo khawaarijta\u201dayuu yiri R\/wasaarihii hore .<\/p>\n<p>Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke waxa uu tilmaamay in cadowgu mar kasta ay guul u tahay kala qaybsanaanta umadda,waxaana waajib ah ayuu yiri in loo midoobo dagaalka lagu xoreynayo dalka.<\/p>\n<p>\u201cin la guuleysto waxay dan u tahay dadka iyo dalka,sidaa aawadeed,waxaan ku boorinayaa shacabka in ay garab istaagaan dowladdooda\u201dayuu yiri R\/wasaarihii hore ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo warbaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la garab istaago ciidanka Qaranka ee dagaalka kula jira Khawaarijta. \u201dhoray dalku uma socon karo haddii aan la soo afjarin khawaarijta,sidaa daraadeed waxaa lagama maarmaan ah in shacabka ay sii wadaan taageerada ku aadan dagaalka looga horjeedo khawaarijta\u201dayuu yiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":496183,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496182","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496182"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496184,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496182\/revisions\/496184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496183"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}