{"id":496177,"date":"2023-09-01T09:19:23","date_gmt":"2023-09-01T06:19:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=496177"},"modified":"2023-09-01T14:32:26","modified_gmt":"2023-09-01T11:32:26","slug":"r-wasaare-ku-xigeenkii-hore-ee-dalka-oo-sheegay-in-la-joogo-xilligii-loo-midoobi-lahaa-ciribtirka-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-ku-xigeenkii-hore-ee-dalka-oo-sheegay-in-la-joogo-xilligii-loo-midoobi-lahaa-ciribtirka-khawaarijta\/","title":{"rendered":"R\/wasaare ku xigeenkii hore ee dalka oo sheegay in la joogo xilligii loo midoobi lahaa ciribtirka khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaare ku xigeenkii hore ee dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku baaqay in lala shaqayno ciidamada iyo Madaxda dalka ee ku howlan ciribtirka kooxaha nabad-diidka khawaarijta ee weli ku sugan qeybo yar oo dalka ah.<\/p>\n<p>\u201cKhawaarijtu waa dhibaato hortaagan shacabka,waxaana loo baahan yahay in cududda la isugu geeyo ciribtirka haraaga kooxaha argagixisada\u201dayuu yiri R\/wasaare ku xigeenkii hore<\/p>\n<p>Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku taliyay in aan dhibco siyaasadeed laga raadin arrimaha amniga,isagoo intaa raaciyay in la joogo maalintii loo midoobi lahaa dhameystirka kooxahaasi iyo ciribtirka argagixisada.<\/p>\n<p>R\/wasaare ku xigeenkii hore waxa uu soo jeediyay in shacabka ay isbarbar taagaan ciidanka iyo madaxda dalka,isla markaana si wadajir ah loo wajaho dagaalka lagula jiro kooxaha khawaarijta.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii R\/wasaare ku xigeenkii hore ee dalka Mahdi Maxamed Guuleed ,waxa uu boogaadiyay ciidamada iyo madaxda dalka oo ka dhabeeyay in lala dagaalamo kooxaha nabad-diidka,isla markaana laga sifeeyo gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaare ku xigeenkii hore ee dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku baaqay in lala shaqayno ciidamada iyo Madaxda dalka ee ku howlan ciribtirka kooxaha nabad-diidka khawaarijta ee weli ku sugan qeybo yar oo dalka ah. \u201cKhawaarijtu waa dhibaato hortaagan shacabka,waxaana loo baahan yahay in cududda la isugu geeyo ciribtirka haraaga kooxaha argagixisada\u201dayuu yiri R\/wasaare ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":496178,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-496177","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496177","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=496177"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":496181,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/496177\/revisions\/496181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/496178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=496177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=496177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=496177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}