{"id":495956,"date":"2023-08-30T11:27:41","date_gmt":"2023-08-30T08:27:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495956"},"modified":"2023-08-30T11:27:41","modified_gmt":"2023-08-30T08:27:41","slug":"madaxweyne-xasan-sh-kuwa-awoodda-ciidanka-la-siiyay-ee-ku-takri-falay-waa-lala-xisaabtamayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sh-kuwa-awoodda-ciidanka-la-siiyay-ee-ku-takri-falay-waa-lala-xisaabtamayaa\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sh : Kuwa awoodda Ciidanka la siiyay ee ku takri falay waa lala xisaabtamayaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxweynaha JFS Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la joogo waqtigii lala xisaabtami lahaa kuwa awoodda ciidanka la siiyay ku tagri falay ee khiyaanada sameeyay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh&#8221; Kuwa awoodda Ciidanka la siiyey ee ku takri falay, oo Khiyaanada ku kacay, dadkana mardabeeyay waa lala xisaabtamayaa\u201d.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Madaxweynuhu in kuwa tashwiishka gelinaya ciidanka uu la mid yahay Khawaarijta qoriga iyo qaraxa wadata.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in dagaalka socda ee lagu cirib tirayo khawaarijta uusan u joogsan doonin war xuma tashiil iyo qof tashwiish geliya halganka, meelaha la joogana aan laga soo noqon doonin.<\/p>\n<p>\u201cAma hal goob dagaal ha lagu guul darreysto, ama mid xun oo tashwiish wada wax ha sheego, dagaalku wuu soconayaa, ma istaagayo, meelaha aan joognana kasoo noqon mayno, horay ayaan u soconaynaa\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxweynaha JFS Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la joogo waqtigii lala xisaabtami lahaa kuwa awoodda ciidanka la siiyay ku tagri falay ee khiyaanada sameeyay. Madaxweyne Xasan Sheekh&#8221; Kuwa awoodda Ciidanka la siiyey ee ku takri falay, oo Khiyaanada ku kacay, dadkana mardabeeyay waa lala xisaabtamayaa\u201d. Wuxuu sheegay Madaxweynuhu in kuwa tashwiishka gelinaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":495975,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495956","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495956"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495976,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495956\/revisions\/495976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}