{"id":495946,"date":"2023-08-30T09:27:04","date_gmt":"2023-08-30T06:27:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495946"},"modified":"2023-08-30T09:27:04","modified_gmt":"2023-08-30T06:27:04","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kormeeray-furimaha-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kormeeray-furimaha-dagaalka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray furimaha dagaalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kormeeray furimaha dagaalka, halkaas oo uu ka socdo abaabuka guluf culus oo lagu cirib tirayo khawaarijta.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ku sugan magaalada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegay in ay halkaasi u tageen dhiirri gelinta Ciidamada qalabka sida, xoogagga deegaanka iyo abaabulka bulshada deegaanka.<\/p>\n<p>Mudane, Guudlaawe ayaa u mahad celiayay sida ay madaxweynaha DFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul wasaaruhuba ugu go\u2019an tahay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta,wuxuuna bulshada deegaanka ugu baaqay in ay doorkooda ka qaataan cirib tirka nabad-diidka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kormeeray furimaha dagaalka, halkaas oo uu ka socdo abaabuka guluf culus oo lagu cirib tirayo khawaarijta. Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ku sugan magaalada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegay in ay halkaasi u tageen dhiirri gelinta Ciidamada qalabka sida, xoogagga deegaanka iyo abaabulka bulshada deegaanka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":495947,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495946","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495946"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495948,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495946\/revisions\/495948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495947"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}