{"id":495924,"date":"2023-08-29T18:35:49","date_gmt":"2023-08-29T15:35:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495924"},"modified":"2023-08-29T18:35:49","modified_gmt":"2023-08-29T15:35:49","slug":"guddoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-qaabilay-danjiraha-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-qaabilay-danjiraha-qatar\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka oo qaabilay danjiraha Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta la kulmay safiirka dalka Qatar Soomaaliya u jooga danjire Dr Cabdalla bin Saalim Al- nucaymi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha hay&#8217;adda ayaa kala hadlay safiirka sidii dowladda Qatar ay gacan wayn uga gaysan lahayd ka hortagga Duufaanta El-niinada oo laga cabsi qabo inay wax yeeleyso dalka iyo sidii loo xoojin lahaa mashaariicda xasilinta ee laga sameynaayo degaannada xoreynta ka socoto.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa muujiyay sida ay uga go\u2019an tahay dowladda Qatar, garab istaagga shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, wuxuuna ballan-qaaday in uu si dhaw ula shaqayn doono ha&#8217;yadda SoDMA.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Guddoomiyaha hay\u2019adda Maxamuud Macallin ayaa uga mahadcelshay safiirka iyo dowladda Qatar sida ay uga go\u2019an tahay taageerada howlaha hay&#8217;adda, isagoo adkeeyay sida Soomaaliya ugu baahan tahay maalgalinta mashaariicda ka hortagga iyo soo kabashada si ay hoos ugu dhacdo saameynta taban ee Is-beddelka cimilada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta la kulmay safiirka dalka Qatar Soomaaliya u jooga danjire Dr Cabdalla bin Saalim Al- nucaymi. Guddoomiyaha hay&#8217;adda ayaa kala hadlay safiirka sidii dowladda Qatar ay gacan wayn uga gaysan lahayd ka hortagga Duufaanta El-niinada oo laga cabsi qabo inay wax yeeleyso dalka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":495925,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495924","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495931,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495924\/revisions\/495931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}