{"id":495897,"date":"2023-08-29T13:00:02","date_gmt":"2023-08-29T10:00:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495897"},"modified":"2023-08-29T13:00:06","modified_gmt":"2023-08-29T10:00:06","slug":"hayadda-tayo-dhawrka-soomaaliyeed-oo-muqdisho-ku-qabanaysa-shirwaynaha-2-aad-ee-kaabayaasha-tayada-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-tayo-dhawrka-soomaaliyeed-oo-muqdisho-ku-qabanaysa-shirwaynaha-2-aad-ee-kaabayaasha-tayada-qaranka\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Tayo-Dhawrka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabanaysa Shirwaynaha 2-aad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Tayo-Dhawrka Soomaaliyeed ayaa qaban qaabo xooggan ugu jirta qabsashada\u00a0 Shirwaynaha 2-aad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka, shirkaas oo ay hay\u2019addu qabanayso sanadkii 2-aaD, wuxuuna ka dhici doonaa Magaalada Mogadisho inta u dhaxeysa 24 illaa 26 October 2023.<\/p>\n<p>Shirka ayaa isku\u00a0 keeni doona dhamaan daneeyayaasha ka shaqeeya Kaabayaasha tayada sida hay\u2019addaha dowlada, hay\u2019addaha aan dowliga aheen, cilmi baarayaal, bahda waxbarashad, bulshada rayidka iyo ganacsatada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Inta uu socdo shirweynaha 2-aad waxaa lagu falanqayn doonaa sidii ay Soomaaliya ula jaan qaadi lahayd dedaallada dunida ee kor loogu qaadayo Tayada, hirgelinta halbeegyada, horumarinta dhaqaalaha iyo wada ganacsiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Tayo-Dhawrka Soomaaliyeed ayaa qaban qaabo xooggan ugu jirta qabsashada\u00a0 Shirwaynaha 2-aad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka, shirkaas oo ay hay\u2019addu qabanayso sanadkii 2-aaD, wuxuuna ka dhici doonaa Magaalada Mogadisho inta u dhaxeysa 24 illaa 26 October 2023. Shirka ayaa isku\u00a0 keeni doona dhamaan daneeyayaasha ka shaqeeya Kaabayaasha tayada sida hay\u2019addaha dowlada, hay\u2019addaha aan dowliga aheen, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":495898,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495897","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495899,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495897\/revisions\/495899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}