{"id":495892,"date":"2023-08-29T12:05:21","date_gmt":"2023-08-29T09:05:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495892"},"modified":"2023-08-29T12:07:16","modified_gmt":"2023-08-29T09:07:16","slug":"soomaaliya-iyo-maraykanka-oo-kala-saxiixday-heshiis-horumarineed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-maraykanka-oo-kala-saxiixday-heshiis-horumarineed\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Maraykanka oo kala saxiixday heshiis horumarineed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Dowladda Mareykanka la saxiixatay Heshiis Horumarineed oo gaaraya $92.6 Milyan kana turjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya labada dowladood.<\/p>\n<p>Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan\u00a0 aFaraax (Beenebeene) \u00a0iyo Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa dowladda Soomaaliya u saxiixay heshiiskaan, halka dowladda Mareykanka uu u saxiixay sii hayaha xilka safiirka dowladda waddankaas.<\/p>\n<p>Heshiiskaan deeqda ah wuxuu ka turjumayaa iskaashiga qotada dheer ee Mareykanka iyo Soomaaliva kaas oo ku salaysan dhisidda adkeysiga iyo xasilloonida, horumarinta kobaca dhaqaalaha, kobcinta dowladnimada, awood-siinta hoggaamiyeyaasha mustaqbalka, haweenka iyo dhallinyarada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Dowladda Mareykanka la saxiixatay Heshiis Horumarineed oo gaaraya $92.6 Milyan kana turjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya labada dowladood. Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan\u00a0 aFaraax (Beenebeene) \u00a0iyo Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa dowladda Soomaaliya u saxiixay heshiiskaan, halka dowladda Mareykanka uu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":495893,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495892","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495892"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495896,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495892\/revisions\/495896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495893"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}