{"id":495878,"date":"2023-08-29T10:17:37","date_gmt":"2023-08-29T07:17:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495878"},"modified":"2023-08-29T10:43:40","modified_gmt":"2023-08-29T07:43:40","slug":"in-dowladnimada-guulaysato-cadowgana-laga-adkaado-waa-danta-cid-kasta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/in-dowladnimada-guulaysato-cadowgana-laga-adkaado-waa-danta-cid-kasta\/","title":{"rendered":"Muungaab : In Dowladnimada guulaysato cadowgana laga adkaado waa danta cid kasta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyehii hore ee gobolka Banaadir,Dr, Xasan Maxamed Xuseen {Muungaab) ayaa bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo goobaha laga saaray oo ay ugu dambaysay degmada Ceelbuur.<\/p>\n<p>Dr, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in ay dowladdu guuleysato, lagana adkaado cadowga khawaarijta ay cid kasta dan ugu jirto.<\/p>\n<p>\u201cIn Dowladnimada guulaysato cadowgana laga adkaado waa danta cid kasta\u201d<\/p>\n<p>Mudane, Muungaab ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada ugu baaqay in ay hiil iyo hoo la garab istaagaan Madaxweynaha JFS iyo Ciidamada qalabka sida ee ku howlan har iyo habeen xoraynta dalka \u00a0iyo ciribtirka cadowga Khawaarijta .<\/p>\n<p>\u201cCiddii doonaysa in ay siyaasad ka dhex raadiso\u00a0 xoraynta dalka iimaanka\u00a0 Allaha geliyo ,waxaana leeyahay war hooy sidaasi geela looma kaxeeyo\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyehii hore ee gobolka Banaadir,Dr, Xasan Maxamed Xuseen {Muungaab) ayaa bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo goobaha laga saaray oo ay ugu dambaysay degmada Ceelbuur. Dr, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in ay dowladdu guuleysato, lagana adkaado cadowga khawaarijta ay cid kasta dan ugu jirto. \u201cIn Dowladnimada guulaysato cadowgana laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":495886,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495878","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495878","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495878"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495878\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495885,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495878\/revisions\/495885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495886"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}