{"id":495814,"date":"2023-08-28T11:10:37","date_gmt":"2023-08-28T08:10:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495814"},"modified":"2023-08-28T11:38:37","modified_gmt":"2023-08-28T08:38:37","slug":"biden-sarreynta-caddaanka-boos-kuma-laha-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/biden-sarreynta-caddaanka-boos-kuma-laha-mareykanka\/","title":{"rendered":"Biden \u201csarreynta caddaanka boos kuma laha Mareykanka\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in sarreynta caddaanka aysan meel ku laheyn dalkaasi,ka dib weerar ku saleysan cunsuriyad oo lala beegsaday dad madow ah oo ka dhacay \u00a0Florida.<\/p>\n<p>&#8220;Waa inaan si cad oo xoog leh u sheegnaa in sarreynta cadaanka aysan meel ku lahayn Ameerika,&#8221; Madaxweyne Joe Biden ayaa ku yiri hadal uu soo saaray Axaddii.<\/p>\n<p>Hadalada madaxweynaha ee lagu dhaleeceynayo toogashada 3 ruux oo madow ah ayaa yimid,xilli loo dabbaaldegayey munaasabadda sannad-guuradii 60-aad ee xuska Martin Luther King oo ka tagay halkudheg caan noqday oo ahaa &#8220;Waxaan leeyahay riyo&#8221;.<\/p>\n<p>Boqolaal qof ayaa isugu tagay Kaniisadda,si ay baroor-diiq ugu sameeyaan saddex qof oo Madow ah oo uu xaafadda Jacksonville ku dilay 21 caddaan ah oo lagu magacaabo Ryan Palmer<\/p>\n<p>Sadexda ruux ee la dilay ayaa kala ahaa Angela Michelle Carr, oo 52 jir aheyd, AJ Laguerre oo 19 jir ah iyo Jerrald Gallion oo 29 jir ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in sarreynta caddaanka aysan meel ku laheyn dalkaasi,ka dib weerar ku saleysan cunsuriyad oo lala beegsaday dad madow ah oo ka dhacay \u00a0Florida. &#8220;Waa inaan si cad oo xoog leh u sheegnaa in sarreynta cadaanka aysan meel ku lahayn Ameerika,&#8221; Madaxweyne Joe Biden ayaa ku yiri hadal uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":495815,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495814","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495814","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495814"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495824,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495814\/revisions\/495824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495815"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}