{"id":495775,"date":"2023-08-27T17:22:39","date_gmt":"2023-08-27T14:22:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495775"},"modified":"2023-08-27T17:22:39","modified_gmt":"2023-08-27T14:22:39","slug":"wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-guddiga-maaliyadda-ee-golaha-shacabka-bjfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-guddiga-maaliyadda-ee-golaha-shacabka-bjfs\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay Guddiga maaliyadda ee Golaha shacabka BJFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, iskaashiga Caalmiga iyo la-xisaabtanka Hay\u2019adaha Dawladda Xil. Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Guddiga.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa ujeedkiisu ahaa in dhageysuga warbixinta Guud ee Wasaaradda oo dhammeystiran, Warbixin Mashaariicda dalka ka socda kuwa Miisaaniyadda ku jira iyo kuwa aan ku jirin iyo warbixin Hay\u2019adda Tira-koobka (Statistics) Qaranka. Guddiga ayaa kulan shaqo ugu yeeray wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha taariikhdu markay ahayd Agoosto 20, 2023.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo howlwadeennadii la socday oo kala ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda; Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Tira-koobka (Statistics) Qaranka, Agaasimaha Waaxda Horumarinta Dhaqaalah, Agaasimaha Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta iyo Xalka Waara, Ku-simaha Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Madaxa Mashruucda Barwaaqo iyo Madaxa Mashruuca SCRP ayaa mid mid uga warbixiyey shaqooyinka ay Qaran u haayaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Guddiga Xil. Maxamed Faarax Nuux ayaa soo xiray kulanka, waxaana loo ballamay in Wasaaradda loogu yeeri doono kulan kale oo shaqo iyo Su\u2019aalo weydiin.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495776\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-4.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-4-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-4-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-4-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495777\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-5.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-5-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-5-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-5-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-5-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-5-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-5-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495778\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-6.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-6.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-6-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-6-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-6-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-6-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-6-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-6-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495779\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-1.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-1-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-1-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495780\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-2.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-2-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-495781\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-3.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-3-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-3-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Wasiirka-Qorsheynta-XFS-oo-kulan-la-yeeshay-Guddiga-maaliyadda-ee-Golaha-shacabka-BJFS-3-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, iskaashiga Caalmiga iyo la-xisaabtanka Hay\u2019adaha Dawladda Xil. Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Guddiga. Kulankaan ayaa ujeedkiisu ahaa in dhageysuga warbixinta Guud ee Wasaaradda oo dhammeystiran, Warbixin Mashaariicda dalka ka socda kuwa Miisaaniyadda ku jira iyo kuwa aan ku jirin iyo warbixin Hay\u2019adda Tira-koobka (Statistics) Qaranka. Guddiga ayaa kulan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":495778,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1015],"class_list":{"0":"post-495775","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-guddiga-maaliyadda-ee-golaha-shacabka-bjfs"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495775","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495775"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495775\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495782,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495775\/revisions\/495782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495775"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495775"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495775"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}