{"id":495715,"date":"2023-08-27T11:21:07","date_gmt":"2023-08-27T08:21:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495715"},"modified":"2023-08-27T11:43:32","modified_gmt":"2023-08-27T08:43:32","slug":"maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-mar-kale-u-fariisanaysa-dacwad-ka-dhan-ah-eedeeysanayaal-loo-haysto-musuq-3","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-maanta-mar-kale-u-fariisanaysa-dacwad-ka-dhan-ah-eedeeysanayaal-loo-haysto-musuq-3\/","title":{"rendered":"Maxkamadda gobolka Banaadir oo u fariisatay dacwad ka dhan ah eedaysanayaal loo haysto Musuq maasuq"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageeysiga Dacwad loo heysto Saraakiil ka Tirsan Hey&#8217;ada Socdaalka iyo Jinsiyadda,oo ku Eedaysan Musuq maasuq.<\/p>\n<p>Xeer ilaalinta iyo qareenada u doodayo eedaysanayaasha ayaa soo bandhiga caddeeymo lid ku ah eedaysanayaasha,halka qareenada dhankooda oo Maxkamadda ka hor hadlay ay shegeen in eedaysanayaasha damiyadaa lagu soo eedayay \u00a0aysan galin.<\/p>\n<p>Abuukaate Maxamed Xasan oo ah qareenka eedeysane Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in uu muwakilkiisa yahay dambi la&#8217;aan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay u\u00a0 sheegay in aysan marnaba aqbali doonin in la musuq maasuqo hantida ummadda ee ay dowladda mas\u2019uulka ka tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageeysiga Dacwad loo heysto Saraakiil ka Tirsan Hey&#8217;ada Socdaalka iyo Jinsiyadda,oo ku Eedaysan Musuq maasuq. Xeer ilaalinta iyo qareenada u doodayo eedaysanayaasha ayaa soo bandhiga caddeeymo lid ku ah eedaysanayaasha,halka qareenada dhankooda oo Maxkamadda ka hor hadlay ay shegeen in eedaysanayaasha damiyadaa lagu soo eedayay \u00a0aysan galin. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":493398,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495715","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495715","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495715"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495723,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495715\/revisions\/495723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}