{"id":495688,"date":"2023-08-26T21:02:55","date_gmt":"2023-08-26T18:02:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495688"},"modified":"2023-08-26T21:02:55","modified_gmt":"2023-08-26T18:02:55","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-la-duuleysa-qorshaha-ciribtirka-khawaarijta-ayaa-garab-buuxa-oo-caafimaad-siineysa-ciidamadda-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-la-duuleysa-qorshaha-ciribtirka-khawaarijta-ayaa-garab-buuxa-oo-caafimaad-siineysa-ciidamadda-dowladda\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka XFS oo la duuleysa qorshaha ciribtirka khawaarijta ayaa garab buuxa oo caafimaad siineysa ciidamadda dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaliya oo ka duuleysa qorsha ciribtirka Khawaarijta ayaa qorshaynaysa sidii adeeg Caafimaad ay u helli lahaayeen bulshada ku nool goobaha laga xureeyey Khawaarinta.<\/p>\n<p>\u201cWasaaraddu waxay dhiiragellinaysaa, garab buuxo oo dhanka Caafimaadka ahna sii naysaa Ciidamadeena sooma jeestayaasha ah ee dhabarka u ritay difaaca Umadda Soomaaliyeed iyo baabi&#8217;inta Cadowga caadeystay dhiigga Shacabka Soomaaliyeed ee Khawaarijta.\u201d Ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay wasaaradda Caafimaadka.<\/p>\n<p>Waxaa Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka go&#8217;an in Ciidankeenu hellaan daryeel Caafimaad, Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysnaa goobaha laga eryey iyo kuwa laga eryi doono Khawaarijta inay iyaguna hellaan gurmad iyo daryeel Caafimaad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaliya oo ka duuleysa qorsha ciribtirka Khawaarijta ayaa qorshaynaysa sidii adeeg Caafimaad ay u helli lahaayeen bulshada ku nool goobaha laga xureeyey Khawaarinta. \u201cWasaaraddu waxay dhiiragellinaysaa, garab buuxo oo dhanka Caafimaadka ahna sii naysaa Ciidamadeena sooma jeestayaasha ah ee dhabarka u ritay difaaca Umadda Soomaaliyeed iyo baabi&#8217;inta Cadowga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":495689,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1013],"class_list":{"0":"post-495688","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-la-duuleysa-qorshaha-ciribtirka-khawaarijta-ayaa-garab-buuxa-oo-caafimaad-siineysa-ciidamadda-dowladda"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495690,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495688\/revisions\/495690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}