{"id":495631,"date":"2023-08-26T12:34:42","date_gmt":"2023-08-26T09:34:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495631"},"modified":"2023-08-26T12:37:45","modified_gmt":"2023-08-26T09:37:45","slug":"maxkamadda-ciidamada-oo-dil-ku-xukuntay-sakariye-cali-axmed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-dil-ku-xukuntay-sakariye-cali-axmed\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Sakariye Cali Axmed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Ex Dable Booliis Sakariye Cali Axmed oo hore ugu Eedaysanaa dilka bareer ah oo uu u geystay Ex Xiddigle Booliis Marxuum Cali Xasan Siyaad.<\/p>\n<p>Dilkan ayuu Sakariye ka fuliyey Degmada Dayniile 28\/7\/2022,sidoo kale Sakariye ayaa hore usii qaatay Baastolad uu lahaa Marxuumka iyo qorigii Dowladda isagoo intaas ka dib ka baxsaday dalka.<\/p>\n<p>Sakariye ayaa u baxsaday Dalka South Sudan ayaa ugu dambayn soo galay Gacanta Haya&#8217;addaha Garsoorka Soomaaliya ka dib markii ay soo qabashadiisa iska kaashadeen Booliiska Soomaaliya iyo Booliiska caalamiga ah ee Interpol.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Ex Dable Booliis Sakariye Cali Axmed oo hore ugu Eedaysanaa dilka bareer ah oo uu u geystay Ex Xiddigle Booliis Marxuum Cali Xasan Siyaad. Dilkan ayuu Sakariye ka fuliyey Degmada Dayniile 28\/7\/2022,sidoo kale Sakariye ayaa hore usii qaatay Baastolad uu lahaa Marxuumka iyo qorigii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":495633,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495631","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495631"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495632,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495631\/revisions\/495632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}