{"id":495606,"date":"2023-08-26T10:17:55","date_gmt":"2023-08-26T07:17:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495606"},"modified":"2023-08-26T10:45:28","modified_gmt":"2023-08-26T07:45:28","slug":"ciidanka-qaranka-ee-ku-sugan-cawswayne-oo-fashiliyey-weerar-ay-soo-qaaday-kooxda-khawaarijtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-qaranka-ee-ku-sugan-cawswayne-oo-fashiliyey-weerar-ay-soo-qaaday-kooxda-khawaarijtu\/","title":{"rendered":"Ciidanka qaranka ee ku Sugan Caws-weyne oo fashiliyey Weerar ay soo qaaday kooxda khawaarijtu"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay saaka maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku soo qaadeen deegaanka Caws-Weyne oo Gobolka Galgaduud,dhawaan ayaa deegaankan laga xoreeyey.<\/p>\n<p>Ciidanka Qaranka oo hayay xogta Khawaarijta ayaa jilibka udhigay Khawaarijta oo watay gawaari qaraxyo ku rakiban yihiin .<\/p>\n<p>Dagaal ayaa wali ka socda nawaaxiga deegaanka.<\/p>\n<p>Ciidamada Qaranka ayaa maleeshiyaadka Khawaarijta ah ka sifeeyay inta badan dhulka Galmudug iyo Hirshabeelle ,waxaana socda dhammaystirka howlgalka.<\/p>\n<p>Wixii faahfaahin ah ee kusoo kordha hawlgalka Caws-Weyne dib ayaan idin kala soo wadaagaynaa Insha allaah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay saaka maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku soo qaadeen deegaanka Caws-Weyne oo Gobolka Galgaduud,dhawaan ayaa deegaankan laga xoreeyey. Ciidanka Qaranka oo hayay xogta Khawaarijta ayaa jilibka udhigay Khawaarijta oo watay gawaari qaraxyo ku rakiban yihiin . Dagaal ayaa wali ka socda nawaaxiga deegaanka. Ciidamada Qaranka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":461987,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495606","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495606"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495611,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495606\/revisions\/495611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461987"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}