{"id":495596,"date":"2023-08-26T09:06:30","date_gmt":"2023-08-26T06:06:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495596"},"modified":"2023-08-26T09:06:30","modified_gmt":"2023-08-26T06:06:30","slug":"wakaaladda-murtida-iyo-wacyigelinta-qaranka-oo-qabanaysa-tartan-suugaaneed-qayb-ka-ah-la-dagaalanka-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wakaaladda-murtida-iyo-wacyigelinta-qaranka-oo-qabanaysa-tartan-suugaaneed-qayb-ka-ah-la-dagaalanka-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wakaaladda Murtida iyo wacyigelinta Qaranka oo qabanaysa tartan Suugaaneed qayb ka ah la dagaalanka Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maamulka Wakaaladda Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka iyo Guddiga Garsoorka Tartan Suugaaneedka Tilmaamaha Khawaarijta waxay ku wargelinayaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Bahda Suugaanta iyo Farshaxanka (Arts) in 01\/09\/2023 uu billaabanayo Tartanka wuxuuna socon doonaa muddo bil ah.<\/p>\n<p>Hadaba suugaanyahan kasta oo doonaya inuu ka qayb galo waa u furan yahay tartanka meel kasta oo uu ka joogo.<\/p>\n<p>Wixii faah-faahin ah kala xariiri Tell: +252615579153<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maamulka Wakaaladda Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka iyo Guddiga Garsoorka Tartan Suugaaneedka Tilmaamaha Khawaarijta waxay ku wargelinayaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Bahda Suugaanta iyo Farshaxanka (Arts) in 01\/09\/2023 uu billaabanayo Tartanka wuxuuna socon doonaa muddo bil ah. Hadaba suugaanyahan kasta oo doonaya inuu ka qayb galo waa u furan yahay tartanka meel kasta oo uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":495597,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495596","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495596"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495598,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495596\/revisions\/495598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}