{"id":495576,"date":"2023-08-25T19:31:08","date_gmt":"2023-08-25T16:31:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495576"},"modified":"2023-08-25T19:52:29","modified_gmt":"2023-08-25T16:52:29","slug":"howlgal-amni-xaqiijin-ah-oo-ka-socda-ceelbuur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-amni-xaqiijin-ah-oo-ka-socda-ceelbuur\/","title":{"rendered":"Howlgal amni xaqiijin ah oo ka socda magaalada Ceelbuur"},"content":{"rendered":"<p>Ceelbuur,(SONNA):-Ciidanka xoogga dalka\u00a0 oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka wadda degmada Qadiimiga ah ee Ceel-buur.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka ayaa gudaha u galay magaaladda Ceelbuur iyagoo halkaas ka wadda howlgal looga sifaynayo Khawaarijta iyo dhagartooda si loo hubiyo amniga magaalada ayaa lagu yiri war-saxafadeed ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Ka dib markii ay si buuxda gacanta ku dhigeen oo ay kala wareegeen argagixisada Khawaarijta ah ee Al shabaab.<\/p>\n<p>Ceelbuur ayaa ahayd goobtii ugu weyne ee khawaarijta ay ka joogeen Galmudug iyo Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Halkaan hoose ka akhriso war-saxafdeedka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-495577\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692980147203-724x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"724\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692980147203-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692980147203-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692980147203-768x1087.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692980147203-860x1217.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692980147203.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 724px) 100vw, 724px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceelbuur,(SONNA):-Ciidanka xoogga dalka\u00a0 oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka wadda degmada Qadiimiga ah ee Ceel-buur. Ciidanka xoogga dalka ayaa gudaha u galay magaaladda Ceelbuur iyagoo halkaas ka wadda howlgal looga sifaynayo Khawaarijta iyo dhagartooda si loo hubiyo amniga magaalada ayaa lagu yiri war-saxafadeed ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga. Ka dib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":495591,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495576","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495576"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495582,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495576\/revisions\/495582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}