{"id":495535,"date":"2023-08-25T12:20:23","date_gmt":"2023-08-25T09:20:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495535"},"modified":"2023-08-25T12:20:23","modified_gmt":"2023-08-25T09:20:23","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-jfs-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-qaranka-ee-furimaha-ku-baacsanaya-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-jfs-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-qaranka-ee-furimaha-ku-baacsanaya-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo hambalyo u diray Ciidanka Qaranka ee furimaha ku baacsanaya Khawaarijta."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekha Aadan Madoobe ayaa\u00a0 \u00a0hambalyo iyo bogaadin u jeediyay Ciidanka Qaranka ee furimaha ku baacsanaya haraaga kooxaha Khawaarijta ee uu dhamaaday waqtigoodu.<\/p>\n<p>Goddomiyaha ii u \u00a0waramay Warbaahinta Qaanka Soomaaliyeed ayaa sidoo kale hambalyo u jeediyay Xildhibaanada qaranka ee ku maqan furimaha dagaalka,isla markaana dhiirigalinaya\u00a0 ciidanka qaranka ee dagaalka kula jira khawaarijta.<\/p>\n<p>Sheekha Aadan ayaa ku baaqay in Dowlad goboleedyada ay u istaagaan ka qeybgalka baabulka ku aadan wajiga labaad ee khawaarijta looga sifeynayo gudaha dalka,isagoo intaa raaciyay in<\/p>\n<p>Boogaadiyay in nafta loo huro xoreynta dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekha Aadan Madoobe ,waxa u ugu dambeyntii ka codsaday shacabka Soomaaliyeed in ay garab istaagaan \u00a0ciidamada,isla markaana ay ka qeybgalaan dhameystirka haraaga khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekha Aadan Madoobe ayaa\u00a0 \u00a0hambalyo iyo bogaadin u jeediyay Ciidanka Qaranka ee furimaha ku baacsanaya haraaga kooxaha Khawaarijta ee uu dhamaaday waqtigoodu. Goddomiyaha ii u \u00a0waramay Warbaahinta Qaanka Soomaaliyeed ayaa sidoo kale hambalyo u jeediyay Xildhibaanada qaranka ee ku maqan furimaha dagaalka,isla markaana dhiirigalinaya\u00a0 ciidanka qaranka ee dagaalka kula jira khawaarijta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":495536,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495535","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495535","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495535"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495537,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495535\/revisions\/495537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}