{"id":495507,"date":"2023-08-25T03:35:41","date_gmt":"2023-08-25T00:35:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495507"},"modified":"2023-08-25T03:35:41","modified_gmt":"2023-08-25T00:35:41","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-si-buuxda-ula-wareegay-deegaanka-dac-ee-gobolka-galguduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-si-buuxda-ula-wareegay-deegaanka-dac-ee-gobolka-galguduud\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka oo si buuxda ula wareegay deegaanka Dac ee gobolka Galguduud"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay Tuulada Dac oo hoos tagta Degmada Ceel-Buur ee gobalka Galguduud.<\/p>\n<p>Ciidamada Qaranka oo ku jira hawlgalka sifaynta Khawaarijta ayaa\u00a0 si buuxda u sugay amniga deegaanja Dac oo laga cayriyay Khawaarijtii halkaas ku sugnayd muddada dheer.<\/p>\n<p>Majiro wax qasaare ah oo soo gaaray geesiyaasha Qaranka ee ku jira halganka, sidoo kale waxaa degganaansho iyo nabad dareemaya Shacabka deegaanka.<\/p>\n<p>Qabashada dac waa tallaabo wayn oo loo qaaday soo afjarista Maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee ku harsan Galmudug<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay Tuulada Dac oo hoos tagta Degmada Ceel-Buur ee gobalka Galguduud. Ciidamada Qaranka oo ku jira hawlgalka sifaynta Khawaarijta ayaa\u00a0 si buuxda u sugay amniga deegaanja Dac oo laga cayriyay Khawaarijtii halkaas ku sugnayd muddada dheer. Majiro wax qasaare ah oo soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":436775,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495507","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495507","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495507"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495508,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495507\/revisions\/495508"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}