{"id":495434,"date":"2023-08-24T10:36:23","date_gmt":"2023-08-24T07:36:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495434"},"modified":"2023-08-24T12:32:04","modified_gmt":"2023-08-24T09:32:04","slug":"wasiiru-dowlihii-hore-ee-amniga-farxaan-cali-madaxweyne-xasan-sheekh-waa-u-dhabar-adeegay-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlihii-hore-ee-amniga-farxaan-cali-madaxweyne-xasan-sheekh-waa-u-dhabar-adeegay-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlihii hore ee Amniga Farxaan Cali&#8221; Madaxweyne Xasan Sheekh waa u dhabar adeegay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Wasiiru dowlihii hore ee Amniga Farxaan Cali oo ka qayb galay barnaamijka Raadraac ee ka baxaa Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay dagaalka lagula jiro Khawaajirta ee u garwadeenka ka yahay Madaxweynah JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaana u sheegay in dagaalkaan looga xoreynayo deeggaannadda Galmudug Argagixisada u yahay mid horseedidoona horumar iyo xasiilooni nabadeed oo ay helaan goboladda dhexe\u00a0 ee dalka si loo sii anba qaado xoojinta ciribtirayo qaybah yar ee ay ku dhumaaleysanayaan maleeshiyaadka Khawaarijta.<\/p>\n<p>\u201cShacabka Soomaaliyeed waxay u tahay yididiilo fiican in madaxweyne Xasan Sheekh u horseed u noqodo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta\u00a0 oo u ka dhabeeyay in u waddanka ka ciribtirayo,runtii waa hoggaamiye dagaal,dad badan ayaa islahaa toban barri ka dib ma joogi doono oo madaxweynaha dib ayuu ugu soo laaban doona madaxtooyada,balse waxaa u caddeyay in u la yimid adkeysi oo u dagaalka meel fiican gaarsiyay oo usan ka soo tagin run ahaantii reer Galmudug waxay u tahay fursad in deeggaannadooda lag xoreyo Khawaarijta.Ciidanka\u00a0 markii uu hoggaamiyahoodu uu horsocdo,la cunayo,lana cabayo dhiirigelin ayey u tahay khawaarijna waa jabkooda\u201d<\/p>\n<p>Halkaan hoose ka daawo wareysiga wasiirka u siiyay Barnaamijka Raadraac oo uga hadlayay ifafaalah dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ee looga xoreynayo deeggaannadda Galmudug.<\/p>\n<div style=\"width: 1170px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-495434-1\" width=\"1170\" height=\"658\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369702031_319507887220455_5975248457018435185_n-1.mp4?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369702031_319507887220455_5975248457018435185_n-1.mp4\">https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/369702031_319507887220455_5975248457018435185_n-1.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Wasiiru dowlihii hore ee Amniga Farxaan Cali oo ka qayb galay barnaamijka Raadraac ee ka baxaa Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay dagaalka lagula jiro Khawaajirta ee u garwadeenka ka yahay Madaxweynah JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaana u sheegay in dagaalkaan looga xoreynayo deeggaannadda Galmudug Argagixisada u yahay mid horseedidoona horumar iyo xasiilooni nabadeed oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":495439,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495434","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495434","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495434"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495458,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495434\/revisions\/495458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495439"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}