{"id":495392,"date":"2023-08-23T15:01:23","date_gmt":"2023-08-23T12:01:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495392"},"modified":"2023-08-23T15:01:27","modified_gmt":"2023-08-23T12:01:27","slug":"hantidhowraha-guud-ee-qaranka-oo-awaamir-dul-dhigay-hayadaha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hantidhowraha-guud-ee-qaranka-oo-awaamir-dul-dhigay-hayadaha-dowladda\/","title":{"rendered":"Hantidhowraha guud ee Qaranka oo awaamir dul dhigay Hay&#8217;adaha dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Xafiiska Hantidhowraha guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray warbixin ku saabsan u hoggaansanaanta sharciga, taas oo quseysa hay\u2019adaha gacanta ku haya hantida dowladdu leedahay ama kuwa bixiya adeegyada caamka ah.<\/p>\n<p>Hanti dhowraha guud ee Qaranka Avv; Axmed Ciise Guutaale oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in xafiiskiisu uu diiwaan gelinayo dhammaan heshiisyada ay \u00a0hay\u2019adaha dowladdu darafka ka yihiin, wuxuuna xusay in ciddii ka hor timaadda ay jebisay sharciga maaraynta miisaaniyadda iyo kan Hanti dhowraka guud.<\/p>\n<p>Avv; Guutaale ayaa sheegay hay\u2019adaha aan dowliga ahayn ee fuliya mashaariicda horumarineed iyo mid bini\u2019aaddan-nimo ee laga maal geliya lacagta dowladda \u00a0ayna ku jirto tan deeq bixiyayaasha lagula xisaabtamayo sarkaalka idman ee hay\u2019addaas.<\/p>\n<p>Hanti dhowraha guud ayaa sheegay in heshiisyada deeqaha hay\u2019adaha, kuwa\u00a0 dowladda , dowlad goboleedyada iyo kuwa ganacsigaba laga diiwaan geliyo xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaranka iyo laamahiisa maamul goboleedyada.<\/p>\n<p>Avv; Axmed Ciise Guutaale ayaa sheegay in dhulal iyo dhismayaal gaaraya 436 xarumood oo ay leeyihiin 15 hay\u2019ado dowladeed ah ay ku maqan yihiin gacanta shirkado, ganacsato, ururro iyo shaqsiyaad gaar ah.<\/p>\n<p>Hanti dhowraha guud ee Qaranka ayaa faray hay\u2019adaha dowladda oo gaaraya 69, kuwaas oo ku jira qoondada miisaaniyadda dowladda ee uu ansixiyay BF in ay u hoggaansamaan sharciga, si looga baaqsado halis ku timaadda daqliga dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Xafiiska Hantidhowraha guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray warbixin ku saabsan u hoggaansanaanta sharciga, taas oo quseysa hay\u2019adaha gacanta ku haya hantida dowladdu leedahay ama kuwa bixiya adeegyada caamka ah. Hanti dhowraha guud ee Qaranka Avv; Axmed Ciise Guutaale oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in xafiiskiisu uu diiwaan gelinayo dhammaan heshiisyada ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":495403,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495392","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495392","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495404,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495392\/revisions\/495404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}