{"id":495182,"date":"2023-08-21T17:52:18","date_gmt":"2023-08-21T14:52:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495182"},"modified":"2023-08-21T17:56:05","modified_gmt":"2023-08-21T14:56:05","slug":"degdeg-ciidamda-qaranka-oo-magaalda-wabxo-ka-saaray-kooxda-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/degdeg-ciidamda-qaranka-oo-magaalda-wabxo-ka-saaray-kooxda-khawaarijta\/","title":{"rendered":"DEGDEG: Ciidamda Qaranka oo magaalda Wabxo ka saaray kooxda Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb (SONNA): Ciidanka Qaranka oo kaashanaya ciidamada shacabka deegaanka ayaa goor dhaw si buuxda ula wareegay magaalada Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ah goob aad u muhiim ah.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dowladda FS mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa xaqiijiyey in ciidamadu ay si buuxda ula wareegeen magaalada Wabxo iyo deegaano kale, kuwaas oo in muddo ah Khawaarijtu ay dhibaato ku haysay.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa hadda ka wada magaalada hawlgal lagu xaqiijinayo amniga, miinooyinkana looga saarayo.<\/p>\n<p>Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa sidoo kale la wareegay deegaano balaaran oo ay ka mid yihiin Jaaw, Daadaale, Gal qoryaale, Bidda Ciise, iyo goobo kale .<\/p>\n<p>Khawaarijta ayaa isku dayay in ay difaacdaan magaalada, waxaana meel 8-km u jirta magaalada ka dhacay dagaal kaas oo lagu jabiyay Khawaarijta<\/p>\n<p>Goor dhaw halkan kala soco faahfaahinta hawlgallada socda<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb (SONNA): Ciidanka Qaranka oo kaashanaya ciidamada shacabka deegaanka ayaa goor dhaw si buuxda ula wareegay magaalada Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ah goob aad u muhiim ah. Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dowladda FS mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa xaqiijiyey in ciidamadu ay si buuxda ula wareegeen magaalada Wabxo iyo deegaano kale, kuwaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":488302,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495182","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495182"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495185,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495182\/revisions\/495185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}