{"id":495126,"date":"2023-08-21T09:26:18","date_gmt":"2023-08-21T06:26:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=495126"},"modified":"2023-08-21T09:34:43","modified_gmt":"2023-08-21T06:34:43","slug":"ciidanka-xoogga-oo-burburiyay-fariisimo-khawaarijta-ku-lahayd-dhulka-howdka-ah-ee-hoostaga-run-nirgoodgalcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-burburiyay-fariisimo-khawaarijta-ku-lahayd-dhulka-howdka-ah-ee-hoostaga-run-nirgoodgalcad\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo burburiyay fariisimo khawaarijta ku lahayd dhulka howdka ah ee hoostaga Run-nirgood iyo Galcad"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho(SONNA):-Ciidanka xoogga Dalka gaar ahaan Guutada Khaalid Binu waliid\u00a0 ayaa burburiyay fariisimo dhulka miyiga ah ay\u00a0 ku lahayeen Khawaarijta Naf la caariga ah<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada Khaalid Binu waliid Maxamed Dhagaweeyne oo hoggaaminyay howlgalkaan sifaynta ah ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in dhulka howdka ah ee hoostaga dagmooyinka Run-nirgood, Galcad i ay ku burburiyeen fariisimaha Khawaarijta ay ku lahaayeen.<\/p>\n<p>Wuxuu taliyuhu intaas ku daray inay sii wadi doonaan baacsiga khawaarijta iyo in laga xoreeyo deegaannada ay hadda ku dhuumaalaysanayaan ee ku yaala gobolka galgaduud.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230821_091712_031.sdocx-->Ciidamda xoogga dalka oo iyo kuwa degaanka ayaa degaanno badan oo katirsan Galmudug iyo Hirshabeelle kawada howlgallo sifeeyn ah kaa oo khawaarijta looga saarayo dhulka miyiga ah ee ay ku dhumaaleysanayaa,iyadoo geesiyaasha xoogga dalka ay ka saareen degaanno\u00a0 dhowr ah oo shacabka ku dhibateen jireen khawaarijta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-495127 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598667267.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598667267.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598667267-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-495128 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598663523.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598663523.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598663523-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-495129 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598653997.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598653997.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598653997-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-495130 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598650399.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598650399.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1692598650399-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka xoogga Dalka gaar ahaan Guutada Khaalid Binu waliid\u00a0 ayaa burburiyay fariisimo dhulka miyiga ah ay\u00a0 ku lahayeen Khawaarijta Naf la caariga ah Taliyaha Guutada Khaalid Binu waliid Maxamed Dhagaweeyne oo hoggaaminyay howlgalkaan sifaynta ah ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in dhulka howdka ah ee hoostaga dagmooyinka Run-nirgood, Galcad i ay ku burburiyeen fariisimaha Khawaarijta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":495131,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-495126","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495126","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=495126"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":495136,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/495126\/revisions\/495136"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/495131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=495126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=495126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=495126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}