{"id":494945,"date":"2023-08-19T18:01:23","date_gmt":"2023-08-19T15:01:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494945"},"modified":"2023-08-19T18:52:49","modified_gmt":"2023-08-19T15:52:49","slug":"kulan-looga-hadlayey-la-qabsiga-cimilada-iyo-illaalnta-deegaanka-oo-muqdisho-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-looga-hadlayey-la-qabsiga-cimilada-iyo-illaalnta-deegaanka-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlayey la qabsiga cimilada iyo illaalnta deegaanka oo Muqdisho lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Kulan Wadatashi iyo Aqoon \u2013Isweedaarsi isugu jiray isla markaana ay soo agaasintay Xarunta Heerka-Sare ee La-qabsiga Isbeddelka Cimilada iyo Ilaalinta\u00a0 Deegganka ee Urur Gobaleedka IGAD. (IGAD-CAEP) Ayaa manata ka qabsoomay magaalada Muqdisho, waxanaa ka soo qeyb-galay hay\u2019adaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Ururada bulsahda Rayidka, Jaamacadaha iyo kubarada ka shaqeeyo Isbeddalka Cimilada.<\/p>\n<p>Ujeeddada guud ee aqoon-is-weydaarsigan\u00a0 ayaa ah ka qaybgelka daneeyayaasha, khubarada farsamada, ka wada-hadlidda istaraatiijiyada la qabsiga\u00a0 cimilada ee gobolka si waafaqsan\u00a0 heer Gobol ama Caalami ah iyo Siyaasadaha qaranka ee dawladaha xubnaha ka ah IGAD. Waxaa kale oo wadatashigaan uu iftiiminayaa xeeladaha loogu talagalay in si wax-ku -ool ah looga jawaabo khataraha isbeddelka cimilada, Iyada oo diiradda la saaraayo wada-hadallada waxtar u naqon doona cimilada gobolka, xubnaha mudnaanta la qabsiga si loo xoojiyo Istaraatiijiyadda la qabsiga Cimillada gobolka.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Deegaanka iyo Agaasimaha Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah u qeexay ahmiyadda ballaaran ee uu leeyahay wadatashiyga nuucaa oo kale ah,iyo in dadweynuhu kaallin xooggan ku yeeashaan Istaarajiyadda La-qabsiga Isbeddalka Cimilada heerka Gobal ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan codadkooda siin doonnaa dadweynaha si ay qeyb uga noqdaan ilaalinta deegaanka heer gobal iyo Calami ah, sidoo kalana ay IGAD ku bogooaadinayaan dadaallada ay waddo ee ah ka hortagga ilaalinta xaalufinta deegaanka.\u201d-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka Mudane Axmed Yuusuf Axmed.<\/p>\n<p>Dhanka kale, dadaallada ilaalinta ee dalalka ku midoobay IGAD ee kala ah; Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, Koonfurta Suudaan, Suudaan, iyo Uganda ayaa Hadafkooda oo wadajira yahay in Xaruntu\u00a0 laga taageero\u00a0 u diyaargarowga La-qabsiga dhaqamada maaraynta deegaanka ee waara iyo xalalka laqabsiga ku haboon ee Isbadalka Cimallada gobolka.<\/p>\n<p>\u201cIn la ballaariyo ka qeybgalka dadweynaha ee la dagaallanka xaalufinta deegaanka waa muhiim si loo kordhiyo wacyiga dadweynaha ee ilaalinta deegaanka, IGAD ayaa u taagan markastaba ilaalinta deegaanka, annaga waan ku garabtaagannahay\u201d. -Agaasimaha Wasaaradda Beeraha XFS Dr Maxamuud Maxamed Maxamuud<\/p>\n<p>Madaxa Mashaariicda Laqabsiga Xarunta heerka-Sare ee La-qabsiga Isbadalka Cimilada iyo Ilaalinta\u00a0 Deegganka ee Urur gobaleedka IGAD. (IGAD-CAEP) Dr Cabdimajiid Nuunow Cabdi ayaa qeexay muhiimada u leedahay\u00a0 Istaraatijiiyadu La-qabsiga Isbadlaka Cimilada guud ahaan Gobalka iyo Heerk Qaran.<\/p>\n<p>\u201cXalka mushkiladaha hadda jira ee ka dhashay isbeddelka cilmilada waa kuwo xal u baahan, sidoo kale waa in ay fahmaan dadkeennu saameynta cimilada, waxaan ku dadaali doonnaa in aan xal u helno mushkiladaha ka dhashay isbeddelka cimilada, annaaga oo garab iyo taageero ka helayna (IGAD-CAEP) oo waqtiga badan ku bixisa xal u helidda isbeddelka Cimilada\u201d. Dr Cabdimajiid Nuunow Cabdi &#8211; X. La-qabsiga Isbadalka Cimilada IGAD<\/p>\n<p>Urur gobaleedka \u00a0IGAD oo ay ku midaysanyihiin Siddeed dal ayaa aaminsan in isbeddelka cimilada iyo xaalufinta deegaanka ay ka mid yihiin caqabadaha ugu daran ee gobolka geeska haysto, taa oo ay lagama-maarmaan ay tahay in xal waara loo helo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494946\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494947\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-1.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494948\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-2.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-2-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-2-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494949\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-3.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-3-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-3-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494950\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-4.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-4-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-4-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-4-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494951\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-5.jpg\" alt=\"\" width=\"854\" height=\"456\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-5.jpg 854w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-5-300x160.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-5-768x410.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 854px) 100vw, 854px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494952\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-6.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-6.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-6-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-6-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-6-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494953\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-7.jpg\" alt=\"\" width=\"854\" height=\"456\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-7.jpg 854w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-7-300x160.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-7-768x410.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 854px) 100vw, 854px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494954\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-8.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-8.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-8-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-8-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-8-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494955\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-9.jpg\" alt=\"\" width=\"844\" height=\"528\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-9.jpg 844w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-9-300x188.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-9-768x480.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 844px) 100vw, 844px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494956\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-10.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-10.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-10-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-10-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-10-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-10-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-10-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-10-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494957\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-1.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-11-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494958\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-12.jpg\" alt=\"\" width=\"844\" height=\"528\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-12.jpg 844w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-12-300x188.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-12-768x480.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 844px) 100vw, 844px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494959\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-13.jpg\" alt=\"\" width=\"844\" height=\"528\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-13.jpg 844w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-13-300x188.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-13-768x480.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 844px) 100vw, 844px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494960\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-14.jpg\" alt=\"\" width=\"854\" height=\"456\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-14.jpg 854w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-14-300x160.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-14-768x410.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 854px) 100vw, 854px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494961\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-15.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-15.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-15-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-15-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-15-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-15-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-15-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-15-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494962\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-16.jpg\" alt=\"\" width=\"854\" height=\"456\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-16.jpg 854w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-16-300x160.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-16-768x410.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 854px) 100vw, 854px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494963\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-17.jpg\" alt=\"\" width=\"854\" height=\"456\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-17.jpg 854w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-17-300x160.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-17-768x410.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 854px) 100vw, 854px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494964\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-18.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"636\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-18.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-18-300x186.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-18-768x477.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-18-860x534.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494965\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-19.jpg\" alt=\"\" width=\"970\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-19.jpg 970w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-19-300x211.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-19-768x540.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/la-qabsiga-cimilada-19-860x605.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 970px) 100vw, 970px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Kulan Wadatashi iyo Aqoon \u2013Isweedaarsi isugu jiray isla markaana ay soo agaasintay Xarunta Heerka-Sare ee La-qabsiga Isbeddelka Cimilada iyo Ilaalinta\u00a0 Deegganka ee Urur Gobaleedka IGAD. (IGAD-CAEP) Ayaa manata ka qabsoomay magaalada Muqdisho, waxanaa ka soo qeyb-galay hay\u2019adaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Ururada bulsahda Rayidka, Jaamacadaha iyo kubarada ka shaqeeyo Isbeddalka Cimilada. Ujeeddada guud ee aqoon-is-weydaarsigan\u00a0 ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":494963,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1007],"class_list":{"0":"post-494945","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-kulan-looga-hadlayey-la-qabsiga-cimilada-iyo-illaalnta-deegaanka-oo-muqdisho-lagu-qabtay"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494945"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494969,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494945\/revisions\/494969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}