{"id":494936,"date":"2023-08-19T12:30:40","date_gmt":"2023-08-19T09:30:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494936"},"modified":"2023-08-19T12:55:11","modified_gmt":"2023-08-19T09:55:11","slug":"ciidanka-dowladda-oo-gacanta-ku-dhigay-sheekhow-xasan-cali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-dowladda-oo-gacanta-ku-dhigay-sheekhow-xasan-cali\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Ciidanka Booliska oo faah-faahin ka bixiyay howgalkii degmada Dharkeenleey\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Ciidanka xasalinta Caasimadda Muqdisho ayaa soo afjaray howlgal gaarka ah oo lagu bartilmaamaystay Guriga uu degan yahay Nin lagu magacaabo Sheekhow Xasan Cali.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id uu ku qabtay Saldhigga Booliska ee Degmada Dharkeynleey Afhayeenka Booliska Gaashaanle Sadiiq Aaden Cali Dooodishe ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalka u dhaxeeyay Ciidamada Xasilinta iyo Maleeshiyaad ka amar qaatay Sheekhow, isagoo sheegay in Howgalku ku saabsan sarreynta sharciga oo daba socda Xeerka xakameynta hubka caasimada oo ay isla qateen golaha Wasiirada ayaa sabab u ahaa shaqaaqadii ka dhacday degmada dharkeynleey ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka booliska waxaa uu sheegay in Sheekhow Xasan Cali uusan aheyn Generaal, darajada ugu diiwaangashan dowladdana ay tahay kaptan, isagoo intaasi ku daray \u00a0in Sheekhow mar hore laga rusqeeyay ka mid ahaanshaha ciidanka qalabka sida, waxaana lagu soo \u00a0eedeeyay in sargaalkaan uu gurigiisa keyd iyo gabaad u ahaa shaqsiyaad dhac iyo rabshada ka geysta caasimada dalka.<\/p>\n<p>Afhayeenka waxaa uu sheegay in 12 qof siyaabo kala duwan mobile looga dhacay xaafadda uu degmada dharkeynleey ka deganyahay sarkaalkaan la rusqeeyay, iyadoo Afhayeenka Booliska uu xusay in Guriga sargaalkaan laga helay lacagaha la dhaqa.<\/p>\n<p>khasaaraha dhimashada waa laba ka mid ah Maleeshiyada weerarka soo qaaday iyo Askari ka tirsan ciidanka xasilinta caasimada, halka Dhaawacana uu gaarayo\u00a0 ilaa 7 ruux, waxa uuna intaasi raaciyay in\u00a0\u00a0 Shacabka wax khasaara ah aysan ka soo gaarin howlgalkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; Muqdisho(SONNA)&#8211;Ciidanka xasalinta Caasimadda Muqdisho ayaa soo afjaray howlgal gaarka ah oo lagu bartilmaamaystay Guriga uu degan yahay Nin lagu magacaabo Sheekhow Xasan Cali. Shir jaraa\u2019id uu ku qabtay Saldhigga Booliska ee Degmada Dharkeynleey Afhayeenka Booliska Gaashaanle Sadiiq Aaden Cali Dooodishe ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalka u dhaxeeyay Ciidamada Xasilinta iyo Maleeshiyaad ka amar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":494676,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494936","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494936","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494936"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494939,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494936\/revisions\/494939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494676"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}