{"id":494876,"date":"2023-08-18T12:12:07","date_gmt":"2023-08-18T09:12:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494876"},"modified":"2023-08-18T12:21:47","modified_gmt":"2023-08-18T09:21:47","slug":"xi-jinping-oo-k-afrika-kaga-qeybgalaya-kulanka-dalalka-ku-bohoobay-ururka-brics","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xi-jinping-oo-k-afrika-kaga-qeybgalaya-kulanka-dalalka-ku-bohoobay-ururka-brics\/","title":{"rendered":"Xi Jinping oo K\/Afrika kaga qeybgalaya kulanka dalalka ku bohoobay Ururka BRICS"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo shir madaxeedka wadamada ku bahoobay ururka BRICS, kaas oo ka furmaya Dalka Koonfur Afrika 21-ka bishaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xi Jinping waxa uu ka qeyb geli doonaa Shir Madaxeedka 15-aad ee Ururka BRICS oo lagu qaban doono magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, kaas oo socon doona 21-ka ilaa 24-ka Agoosto,waxaana ka qeybgali doona Shanta wadan ee Ururka BRICS sida Brazil, Russia, India, China iyo South Africa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Shiinaha ayaa horay u booqday Koonfur Afrika sanadkii 2018-kii isagoo doonaayey inuu sare u qaado xiriirka diblomaasiyadeed iyo kan dhaqaale ee dalkiisa uu la leeyahay Afrika.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo wajahaya waaran lagu soo xirayo ayaa ka qeyb qaadan doona muuqaal ahaan kulankaasi,halkii uu shaqsi ahaan uga qeyb gali lahaa.<\/p>\n<p>Guud ahaan 69 wadan ayaa lagu casuumay shir madaxeedka Koonfur Afrika oo ay ku jiraan dhammaan dowladaha Afrika, waxaana la filayaa in la ballaariyo ajandaha ugu sarreeya.<\/p>\n<p>Dalal ay ka mid yihiin Algeria, Saudi Arabia, Argentina iyo Ethiopia ayaa muujiyay xiisaha ay u hayaan ku \u00a0biiridda kooxdaasi si rasmi ah ama si aan rasmi ahayn.<\/p>\n<p>Dalalka ku bohoobay Ururka BRICS ayaa doonaya in ay muujiyaan awood lamid ah tan reer Galbeedka,waxaana lagu tiriyaa dalalka heysta rubuc meelood dhaqaalaha dunida<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo shir madaxeedka wadamada ku bahoobay ururka BRICS, kaas oo ka furmaya Dalka Koonfur Afrika 21-ka bishaan. Madaxweyne Xi Jinping waxa uu ka qeyb geli doonaa Shir Madaxeedka 15-aad ee Ururka BRICS oo lagu qaban doono magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, kaas oo socon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":494877,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494876","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494876"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494879,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494876\/revisions\/494879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}