{"id":494863,"date":"2023-08-18T09:55:03","date_gmt":"2023-08-18T06:55:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494863"},"modified":"2023-08-18T09:55:03","modified_gmt":"2023-08-18T06:55:03","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-ka-hadlay-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta-iyo-qorshaha-dowladda-kaddib-xoreynta-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-ka-hadlay-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta-iyo-qorshaha-dowladda-kaddib-xoreynta-dalka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo qorshaha dowladda kaddib xoreynta dalka."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamaareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug uga qayb galay kulan dadweyne oo shacabka soomaaliyeed ay su\u2019aalo toos ah uga weydiiyeen dagaalka ka dhanka Khawaarijta iyo qorshaha dowladda ee kaddib xoreynta dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabay su\u2019aalo furan oo shacab badani ka weydiiyeen la-dagaallanka Khawaarijta ayaa soo bandhigay sida dowladda iyo shacabka soomaaliyeed ay u doonayaan in ay dhaqsi dalka uga xoreeyaan Khawaarijta iyo qorsheyaasha xaslinta, dib u heshiisiinta iyo horumarinta isugu jira ee laga hirgalanayo deegaanada laga xoreynayo argagixisada.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh \u201cWaxaa iga go\u2019an in aan tago deegaan walba oo Khawaarijta laga xoreeyo sidii aan horayba u tagay iyada oo la ii sheegayo in amnigeygu uu halis ku jiro. Ma jirto sabab aan dib isugu dhigo iyadoo wiilal dhalinyaro ah ay naftooda hurayaan\u201d.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-494865 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad2-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad2-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad2-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad2-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad2-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad2-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad2-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-494866 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad3-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad3-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad3-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad3-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad3-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad3-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mad3-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamaareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug uga qayb galay kulan dadweyne oo shacabka soomaaliyeed ay su\u2019aalo toos ah uga weydiiyeen dagaalka ka dhanka Khawaarijta iyo qorshaha dowladda ee kaddib xoreynta dalka. Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabay su\u2019aalo furan oo shacab badani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":494864,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494863","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494863","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494863"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494867,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494863\/revisions\/494867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494864"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}