{"id":494823,"date":"2023-08-17T14:12:25","date_gmt":"2023-08-17T11:12:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494823"},"modified":"2023-08-19T09:54:14","modified_gmt":"2023-08-19T06:54:14","slug":"raiisul-wasaare-xamsewaxaan-ugu-baaqaya-bulsahada-in-ay-galaan-jihaadka-lagula-jiro-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsewaxaan-ugu-baaqaya-bulsahada-in-ay-galaan-jihaadka-lagula-jiro-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse&#8221;Waxaan ugu baaqaya bulshada in ay galaan Jihaadka lagula jiro Khawaarijta&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):\u2013Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayuu ku faray Hay\u2019adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ka qeyb qaataan halganka socda ee dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ah.<\/p>\n<p>Golaha ayaa warbixin ku saabsan howlgallada socda ka dhageystay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Generaal Ibraahim Sheekh Muxyadiin oo tilmaamay in uu socdo dagaal looga sifeynaayo Khawaarijta deegaannada ay kaga harsan yihiin Gobollada Dhexe ee dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo shirka ka hadlay ayaa bogaadiyey go\u2019aanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku gaarey in uu dagaalka ka hoggaamiyo jiidaha hore, si dadweynaha iyo Ciidamada Qalabka Sida loogu dhiirrigeliyo halganka dalka lagaga ciribtirayo Khawaarijta.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan bogaadinayaa ciidamada Qaran ee geesiyaasha ah oo dalkeenna ka wada Jihaad ka dhan ah Khawaarijta, waxa ay sameynayaan taariikh cusub oo mar labaad looga xoroobayo argagixiso gumeysi ku haya dadkeenna\u201d.Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa xusay in dalku uu ku jiro dagaal la rabo qof walba in uu qaato doorka kaga aadden, si la isaga dulqaado culeyska Khawaarijta ee naafeeyey noloshii iyo horumarkii ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale lagu meelmariyey Hindise Sharciyeedka Da\u2019yarta Soomaaliyeed iyo Xeer nidaamiyaha Maareynta Hantida danta guud iyo agabka dowladda.<\/p>\n<div style=\"width: 1170px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-494823-1\" width=\"1170\" height=\"658\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/366025967_678535080405916_1631241043709596654_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/366025967_678535080405916_1631241043709596654_n.mp4\">https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/366025967_678535080405916_1631241043709596654_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):\u2013Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayuu ku faray Hay\u2019adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ka qeyb qaataan halganka socda ee dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ah. Golaha ayaa warbixin ku saabsan howlgallada socda ka dhageystay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Generaal Ibraahim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":494821,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494823","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494823","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494823"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494922,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494823\/revisions\/494922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}