{"id":494751,"date":"2023-08-16T17:13:57","date_gmt":"2023-08-16T14:13:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494751"},"modified":"2023-08-16T17:13:57","modified_gmt":"2023-08-16T14:13:57","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-ethiopia-oo-shahaado-sharaf-guddoonsiiyey-orodyahanka-soomaaliyeed-cali-iidow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-ethiopia-oo-shahaado-sharaf-guddoonsiiyey-orodyahanka-soomaaliyeed-cali-iidow\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo shahaado sharaf guddoonsiiyey orodyahanka Soomaaliyeed Cali Iidow"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa (SONNA): Danjiraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa iyo qaar kamid ah diblomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa ayaa kulan soo dhoweyn iyo dhiiri-gelin ah ugu sameeyay xafiiska safiirka orodyahanada Soomaaliyeed ee sanadihii la soo dhaafay iyo bilihii u danbeeyeyba guulo heer Qaran ah uga soo hooyey Jamhuuriyadda Soomaaliya tartanada ciyaaraha Olombikada caalamka iyo kuwa Afrika.<\/p>\n<p>Danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xusay in orodyahanada\u00a0kala ah Cali Iidow Xasan iyo Cabdullaahi Jaamac Maxamed ay muujiyeen dadaal dheeraad ah oo Soomaaliya magaceeda sare u qaadaya, lagana filayo inay guulo waaweyn soo hooyaan, sidaa darteedna ay safaaraddu ku maamuustay shahaado sharaftan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa (SONNA): Danjiraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa iyo qaar kamid ah diblomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa ayaa kulan soo dhoweyn iyo dhiiri-gelin ah ugu sameeyay xafiiska safiirka orodyahanada Soomaaliyeed ee sanadihii la soo dhaafay iyo bilihii u danbeeyeyba guulo heer Qaran ah uga soo hooyey Jamhuuriyadda Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":494752,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494751","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494751","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494751"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494751\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494753,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494751\/revisions\/494753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}