{"id":494706,"date":"2023-08-16T14:36:26","date_gmt":"2023-08-16T11:36:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494706"},"modified":"2023-08-16T14:36:26","modified_gmt":"2023-08-16T11:36:26","slug":"wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-la-kulmay-dhiggiisa-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-la-kulmay-dhiggiisa-dalka-masar\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya mudane, Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Tacliinta Sare iyo Cilmi baarista dalka Masar, Dr. Ayman Caashuur.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada Wasaaradood, wuxuuna Wasiir Faarax \u00a0Sheekh Cabdulqaadir uga mahad celiyay dowladda Masar deeqaha waxbarasho ee ay siiyaan dadkeena Soomaaliyeed iyo guud ahaan garab istaaggooda bahda waxbarashada dalkeenna.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan magaalada Qaahira kulan kula yeeshay Wasiirka Tacliinta Sare Iyo Cilmi barista Dalka Masar, Dr. Ayman Caashuur, waxa aan ka wada hadalnay xiriirka labada Wasaaradood anigoo uga mahad celiyay dowladda Masar deeqaha waxbarasho ee ay siiyaan dadkeena Soomaaliyeed iyo guud ahaan garab istaagooda bahda waxbarashada dalkeena&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya mudane, Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Tacliinta Sare iyo Cilmi baarista dalka Masar, Dr. Ayman Caashuur. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada Wasaaradood, wuxuuna Wasiir Faarax \u00a0Sheekh Cabdulqaadir uga mahad celiyay dowladda Masar deeqaha waxbarasho ee ay siiyaan dadkeena Soomaaliyeed iyo guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":494707,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494706","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494706"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494708,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494706\/revisions\/494708"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494707"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}