{"id":494626,"date":"2023-08-15T13:58:28","date_gmt":"2023-08-15T10:58:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494626"},"modified":"2023-08-15T13:58:28","modified_gmt":"2023-08-15T10:58:28","slug":"maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-u-fariisatay-dacwad-ka-dhan-ah-askari-horay-u-dilay-muwaaddin-kenyaan-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-u-fariisatay-dacwad-ka-dhan-ah-askari-horay-u-dilay-muwaaddin-kenyaan-ah\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo u fariisatay dacwad ka dhan ah Askari horay u dilay muwaaddin Kenyaan ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dacwad ka dhan ah, Xasan Cabdiraxmaan Indha-yare oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, kaas oo horay u dilay, Fredrick Odhiambo Owino oo kasoo jeeda dalka Kenya.<\/p>\n<p>Dilka muwaaddinka Kenyaanka ah ayaa 20-kii July ee sanadkan 2023-ka ka dhacay agagaarka garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, xilli uu ninka ajanabiga ah ku guda jiray howlo dhismo guri dabaq ah.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda Ciidamada qalabka sida, Axmed Cabdalla ayaa sheegay in Xasan C\/raxmaan aan loo haysan oo keliya dambiga lagu soo eedeeyay oo keliya, balse ay jiraan lunsasho hub iyo baxsasho.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida G\/le sare, Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa soo xiray dhagaysiga gar maqalka ka dhanka ah, Xasan Cabdiraxmaan Indha-yare oo ku eedeysan dilka muwaaddin Kenyan ahaa oo lagu magacaabi jiray, Fredrick Odhiambo Owino<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dacwad ka dhan ah, Xasan Cabdiraxmaan Indha-yare oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, kaas oo horay u dilay, Fredrick Odhiambo Owino oo kasoo jeeda dalka Kenya. Dilka muwaaddinka Kenyaanka ah ayaa 20-kii July ee sanadkan 2023-ka ka dhacay agagaarka garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, xilli uu ninka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":494627,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494626","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494626","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494626"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494628,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494626\/revisions\/494628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}