{"id":494511,"date":"2023-08-14T09:04:32","date_gmt":"2023-08-14T06:04:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494511"},"modified":"2023-08-14T09:05:48","modified_gmt":"2023-08-14T06:05:48","slug":"ciidanka-nabadsugida-jubbaland-oo-fashilisay-qaraxyo-miino","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-nabadsugida-jubbaland-oo-fashilisay-qaraxyo-miino\/","title":{"rendered":"Ciidanka Nabadsugida jubbaland oo fashiliyay qaraxyo Miino"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Hay&#8217;adda Sirdoonka &amp; Nabadsugida Jubbaland oo kaashanaya shacabka reer Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ayaa gacanta kusoo dhigay agabka Qaraxyada oo ay dhagar-qabayaasha Khawaarijta doonayeen iney ku waxyeeleeyaan dadka shacabka ah ee amniga iyo saxansaxada nabadadeed ku naaloonaya.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa u mahadceliyay shacabka reer Jubbaland ee sida joogtada ah ugu soo wargeliya xogta dhagaraha ay khawaarijta u malegeeyso Shacabka reer jubbaland,si ay ciidamada uga howlgalaan.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga iyo kuwa degaanka ayaa degaanno badan oo katitsan gobolada dalka kawada howlgallo ka dhan ah khawaarijta oo dhibaata badan ku hayo dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-494512\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691992419686-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691992419686-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691992419686.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-494513\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691992416151-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691992416151-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691992416151.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n<p>&lt;<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230814_090226_358.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Hay&#8217;adda Sirdoonka &amp; Nabadsugida Jubbaland oo kaashanaya shacabka reer Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ayaa gacanta kusoo dhigay agabka Qaraxyada oo ay dhagar-qabayaasha Khawaarijta doonayeen iney ku waxyeeleeyaan dadka shacabka ah ee amniga iyo saxansaxada nabadadeed ku naaloonaya. Ciidamada ayaa u mahadceliyay shacabka reer Jubbaland ee sida joogtada ah ugu soo wargeliya xogta dhagaraha ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":494514,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494511","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494511"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494517,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494511\/revisions\/494517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494514"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}